Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha hoose. Howlgalkaan ayaa ka dhacay tuulooyinka kala ah Faytaan, Sadex, Aqab, Wabi Goof, Buula Doon, Baroodooy, Xaliima iyo Yaalo, kuwaas oo dhammaantood hoostaga Sablaale. Taliyaha Ururka 61-aad, Dhamme Jamaal Cilmi Aadan, oo howlgalkaan hogaaminayey ayaa sheegay in howlg
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale.
Maxaa la shaaciyey
- Howlgalka ayaa ka dhacay tuulooyinka Faytaan, Sadex, Aqab, Wabi Goof, Buula Doon, Baroodooy, Xaliima iyo Yaalo.
- Taliyaha Ururka 61-aad, Dhamme Jamaal Cilmi Aadan, ayaa howlgalkaan hogaaminayey.
- Ujeedada howlgalka ayaa ahayd burburinta goobo ay Khawaarijtu ku dhuumaaleysan jireen.
“howlgal lagu burburinayey goobo ay Khawaarijtu ku dhuumaaleysan jireen.”
Sababta ay muhiim u tahay: Howlgalka wuxuu ka tarjumayaa dadaalka ciidamada dowladda ee ka hortagga Khawaarijta iyo ilaalinta amniga shacabka.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha hoose.
Howlgalkaan ayaa ka dhacay tuulooyinka kala ah Faytaan, Sadex, Aqab, Wabi Goof, Buula Doon, Baroodooy, Xaliima iyo Yaalo, kuwaas oo dhammaantood hoostaga Sablaale.
Taliyaha Ururka 61-aad, Dhamme Jamaal Cilmi Aadan, oo howlgalkaan hogaaminayey ayaa sheegay in howlgal lagu burburinayey goobo ay Khawaarijtu ku dhuumaaleysan jireen isla markaana u adeegsan jireen dhibaanteynta iyo cabsi galinta shacabka ku nool Sablaale.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.