Topic
Warkasta is tracking dhan across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches bax, hawlgal, and hoose, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Banaan-bax ballaaran oo loogu soo horjeedo dowladda Turkiga, ayaa maanta ka dhacay degmooyinka Kismaayo iyo Afmadoow ee maamulka Jubbaland. Dibax-baxayaasha ayaa muujiyay in ay ka soo horjeedaan duqeyntii degmada Doolow, oo ay madaxda Jubbaland horay ugu eedeeyeen dowladda Turkiga. Banaanbaxayaasha ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah dowladda Turkiga, isla markaana...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha hoose. Howlgalkaan ayaa ka dhacay tuulooyinka kala ah Faytaan, Sadex, Aqab, Wabi Goof, Buula Doon, Baroodooy, Xaliima iyo Yaalo, kuwaas oo dhammaantood hoostaga Sablaale. Taliyaha Ururka 61-aad, Dhamme Jamaal Cilmi Aadan, oo howlgalkaan hogaaminayey ayaa sheegay in howlg