Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safarkoodii ugu horreeyey tan iyo markii loo doortay hoggaaminta Dowladda Koonfur Galbeed ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka. Wafdiga Hoggaamiyaha ayaa si diirran loogu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay ku qaabileen

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta safar ku tagay Muqdisho markii ugu horreysay tan iyo markii loo doortay.
Maxaa la shaaciyey
- Wafdiga Hoggaamiyaha ayaa si diirran loogu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.
- Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa bogaadiyey hanaankii doorasho ee ka qabsoomay Dowladda Koonfur Galbeed.
- Hoggaamiyaha ayaa adkeeyey in maamulkiisu mudnaan gaar ah siin doono xoojinta nabadgelyada iyo horumarinta adeegyada bulshada.
“Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa uga mahadceliyey masuuliyiinta, xildhibaannada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada soo dhoweynta diirran ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbedelada siyaasadeed ee Koonfur Galbeed iyo sida ay u saameynayaan nabadgelyada iyo horumarka bulshada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safarkoodii ugu horreeyey tan iyo markii loo doortay hoggaaminta Dowladda Koonfur Galbeed ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.
Wafdiga Hoggaamiyaha ayaa si diirran loogu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay ku qaabileen xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo uu ugu horreeyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka iyo mas’uuliyiin kale.
Hoggaamiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa uga mahadceliyey masuuliyiinta, xildhibaannada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada soo dhoweynta diirran ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa.
Sidoo kale, Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa bogaadiyey hanaankii doorasho ee ka qabsoomay Dowladda Koonfur Galbeed, isagoo tilmaamay in doorashadu ku dhacday jawi nabdoon, hufnaan iyo wadajir lagu muujiyey rabitaanka shacabka iyo hay’adaha Dowladda Koonfur Galbeed.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.