Imaaraadka iyo Soomaaliya oo isku adeegsaday hadalladii ugu adkaa iyo khilaafka oo sii xoogeysanaya
Waxa dhacay
Hal il · BBC Somali
Khilaafka diblumaasiyadeed ee Imaaraadka iyo Soomaaliya ayaa u muuqda mid sii xoogeysanaya, iyadoo labada dhinac ay is dhaafsadeen hadallo adag.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Iyadoo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu si kulul u cambaareeyay faragalin uu sheegay in dalkiisa ay ku haysay muddo dheer dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta, ayaa arrintaas waxaa ka jawaabay Dr.
- Qoral uu bartiisa soo dhigay Anwar Gargaash, ayuu ku sheegay in hadaladda madaxweynaha Soomaaliya aaney is waafaqsaneyn isla markaana uu dantiisa gaarka ah ka hormarinayo tan guud.
- "Weerarka madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Soomaaliya uu ku qaaday Imaaraadka Carabta ayaa muujinaya isbeddelka iyo iswaafaq la'aanta mowqifyadiisa iyo siyaasaddiisa, wuxuuna su'aal gelinayaa in uu danihiisa gaarka ah ka hormarinayo kuwa dalkiisa," ayu uku yiri qoraalka uu soo dhigay bartiisa X.
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbadii uu shalay jeediyay ku sheegay in Imaaraadku uu hareer maray dowladda federaalka isla markaana uu faragelin ku sameyay arrimaha gudaha Soomaaliya.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay Soomaaliya u qoonsan tahay in Imaaraadka uu faragelin ku sameeyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay faragalin uu sheegay in dalkiisa ay ku haysay muddo dheer dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta.
- Dr. Anwar Gargash ayaa ka jawaabay hadalladii madaxweynaha, isagoo sheegay in aaney is waafaqsaneyn danta Soomaaliya.
- Dr. Anwar ayaa sheegay in dalkiisu uu Soomaaliya garab siiyay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Imaaraadka iyo Soomaaliya oo isku adeegsaday hadalladii ugu adkaa iyo khilaafka oo sii xoogeysanaya
Iyadoo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu si kulul u cambaareeyay faragalin uu sheegay in dalkiisa ay ku haysay muddo dheer dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta, ayaa arrintaas waxaa ka jawaabay Dr. Anwar Gargash oo ah la taliyaha madaxweynaha Imaaraadka Carabta.
Qoral uu bartiisa soo dhigay Anwar Gargaash, ayuu ku sheegay in hadaladda madaxweynaha Soomaaliya aaney is waafaqsaneyn isla markaana uu dantiisa gaarka ah ka hormarinayo tan guud.
"Weerarka madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Soomaaliya uu ku qaaday Imaaraadka Carabta ayaa muujinaya isbeddelka iyo iswaafaq la'aanta mowqifyadiisa iyo siyaasaddiisa, wuxuuna su'aal gelinayaa in uu danihiisa gaarka ah ka hormarinayo kuwa dalkiisa," ayu uku yiri qoraalka uu soo dhigay bartiisa X.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbadii uu shalay jeediyay ku sheegay in Imaaraadku uu hareer maray dowladda federaalka isla markaana uu faragelin ku sameyay arrimaha gudaha Soomaaliya.
"Muddo sannado ah, Imaaraadka Carabta waxay si joogto ah u faragelineysay arrimaheenna gudaha iyo siyaasaddeenna qarannimo, isaga oo hareer marayay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sharciga ah" ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.
Hase-yeeshee Dr Anwar oo ah la taliyaha madaxweynaha Imaaraadka Carabta ,Maxamed bin Zayed Al Nahyan, ayaa sheegay in dalkiisu uu Soomaaliya garab siiyay.
"Imaaraadka Carabta wuxuu garab istaagay Soomaaliya iyo shacabkeeda xilliyadii ugu adkaa, waxaana laga xumaaday in loollanka awoodda ee gudaha dalka uu Soomaaliya ku jiidayo khilaafaad goboleed aan u adeegayn danaha shacabka iyo himilooyinkooda ku aaddan amniga iyo xasilloonida" ayuu yiri Dr Anwar.
Wuxuu intaasi ku daray Dr Anwar in xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadku sii jiro doono isagoo ka maran siyaasad iyo dano gaar ah. Qoraalka uu ku baahiyay bartiisa X, ayuu ku yiri: "Xiriirka aan la leenahay shacabka Soomaaliyeed wuxuu ahaan doonaa mid ka qoto dheer kana maran khilaafaadka siyaasadeed ee ku-meelgaarka ah, dano gaar ah iyo hamiga siyaasadeed".
Hadalka la taliyaha madaxweynaha Imaaraadka Carabta Dr Anwar Gargash, waxaa si adag uga jawaabay wasiirka Gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, isagoo u marsiinaya jawaabtiisa barta X.
Axmed Macallin Fiqi oo qoraal ugu jawaabay Dr Anwar ayaa sidaan u dhigay farriintiisa: " fikradahaaga xun ee wax duminaya ayaa saldhig u noqday siyaasadaha dowladdiinna ee hurinta dagaallada, iibsashada daacadnimada dadka iyo wiiqidda madax-bannaanida dalalka kale,".
Wuxuu intaasi ku daray Axmed Macallin Fiqi, in Imaaraadku aanu burburin karin Soomaaliya dhaqaalana aan loo adeegsan karin rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Khilaafka diblumaasiyadeed ee Imaaraadka iyo Soomaaliya ayaa u muuqda mid sii xoogeysanaya, iyadoo labada dhinac ay is dhaafsadeen hadallo adag. Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay faragalin uu sheegay in Imaaraadka Carabta ku hayay Soomaaliya, halka Dr.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay faragalin uu sheegay in dalkiisa ay ku haysay muddo dheer dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta.
- Dr. Anwar Gargash ayaa ka jawaabay hadalladii madaxweynaha, isagoo sheegay in aaney is waafaqsaneyn danta Soomaaliya.
- Dr. Anwar ayaa sheegay in dalkiisu uu Soomaaliya garab siiyay.
- Wasiirka Gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa si adag uga jawaabay hadalka Dr Anwar.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dowladda Imaaraadka ee ku aaddan eedeymaha.
- Eedeymaha labada dhinac ayaa la weriyay iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan nooca gaarka ah ee faragelinta la sheegay.
Gunaanadka akhristaha
Khilaafka sii xoogeysanaya ee diblumaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa muujinaya khilaafaadka socda ee ku saabsan saameynta shisheeye ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay Soomaaliya u qoonsan tahay in Imaaraadka uu faragelin ku sameeyay?
- Sidee khilaafka diblumaasiyadeed u saameyn doonaa xiriirka labada dal mustaqbalka?
- Maxay tallaabooyin noqon doonaan, haddii ay jiraan, oo ay qaadi doonaan labada dhinac si loo xalliyo khilaafkan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · isku · xoogeysanaya · khilaafka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada