Itoobiya oo Ballaarinaysa Awoodda Ciidankeeda Badda, Xilli ay Doonayso inay Saameyn ku Yeelato Badda-Cas
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiItoobiya ayaa ballaarinaysa ciidankeeda badda si ay u xoojiso amniga una ilaaliso danaha qaranka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Taliyaha Guud ee Ciidanka Badda Itoobiya, Ku-xigeenka Admiral Kindu Gezu, ayaa sheegay in ciidanka badda uu ku tallaabsaday horumar dhinacyada shaqaalaha, tababarrada, hubka iyo qaab-dhismeedka hay’adda, kuwaas oo uu sheegay in laga soo bilaabay meel eber ah.
- Kindu Gezu oo wareysi siiyay warbaahin ay dowladda ay maamusho ayaa xusay in horumarinta ciidanka badda ay qayb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo awoodda difaaca dalka iyo ilaalinta danaha qaranka Itoobiya.
- Wuxuu sidoo kale tilmaamay in ballaarinta awoodaha ciidanka ay ujeeddadeedu tahay in Itoobiya ay yeelato awood ay kaga jawaabto caqabadaha amni ee soo wajaha, isla markaana ay ilaaliso danaha ay u aragto kuwo muhiim u ah qarankeeda.
- Hadalka taliyaha ayaa imanaya iyadoo Itoobiya ay sii waddo horumarinta ciidankeeda badda, inkastoo dalkaasi uusan lahayn xeeb toos ah tan iyo markii Eritrea ay xornimada qaadatay sannadkii 1993-kii.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Qalab noocee ah ayaa Itoobiya qorsheyneysaa inay ku darto ciidankeeda badda?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Taliyaha Guud ee Ciidanka Badda Itoobiya, Ku-xigeenka Admiral Kindu Gezu, ayaa sheegay in ciidanka badda uu ku tallaabsaday horumar dhinacyada shaqaalaha, tababarrada, hubka iyo qaab-dhismeedka hay’adda.
- Ballaarinta awoodaha ciidanka badda Itoobiya ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo awoodda difaaca dalka iyo ilaalinta danaha qaranka Itoobiya.
- Faahfaahinta ku saabsan tirada maraakiibta, qalabka cusub ee la qorsheynayo iyo goobaha ay ka howlgeli doonaan cutubyada gaarka ah laguma sheegin xogta la soo xigtay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dowladda Itoobiya ayaa wada qorshe lagu ballaarinayo awoodda ciidankeeda badda, iyadoo diiradda la saarayo tayeynta tababarrada, dhismaha kaabeyaasha ciidanka iyo sameynta cutubyo gaar ah oo dagaal, si ay uga hortagto khataraha amniga una ilaaliso danaha qaranka.
Taliyaha Guud ee Ciidanka Badda Itoobiya, Ku-xigeenka Admiral Kindu Gezu, ayaa sheegay in ciidanka badda uu ku tallaabsaday horumar dhinacyada shaqaalaha, tababarrada, hubka iyo qaab-dhismeedka hay’adda, kuwaas oo uu sheegay in laga soo bilaabay meel eber ah.
Kindu Gezu oo wareysi siiyay warbaahin ay dowladda ay maamusho ayaa xusay in horumarinta ciidanka badda ay qayb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo awoodda difaaca dalka iyo ilaalinta danaha qaranka Itoobiya.
Wuxuu sidoo kale tilmaamay in ballaarinta awoodaha ciidanka ay ujeeddadeedu tahay in Itoobiya ay yeelato awood ay kaga jawaabto caqabadaha amni ee soo wajaha, isla markaana ay ilaaliso danaha ay u aragto kuwo muhiim u ah qarankeeda.
Hadalka taliyaha ayaa imanaya iyadoo Itoobiya ay sii waddo horumarinta ciidankeeda badda, inkastoo dalkaasi uusan lahayn xeeb toos ah tan iyo markii Eritrea ay xornimada qaadatay sannadkii 1993-kii.
Si kastaba ha ahaatee, faahfaahinta ku saabsan tirada maraakiibta, qalabka cusub ee la qorsheynayo iyo goobaha ay ka howlgeli doonaan cutubyada gaarka ah laguma sheegin xogta la soo xigtay.
Ballaarinta ciidanka badda Itoobiya ayaa imaanaysa xilli uu gobolku wajahayo xiisado Siyaasadeed iyo kuwo amni, islamarkaana uu loolan ka dhex jiro Itoobiya oo bad raadinaysa iyo dalalka dhaca badda cas.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Itoobiya ayaa ballaarinaysa ciidankeeda badda si ay u xoojiso amniga una ilaaliso danaha qaranka. Taliyaha Guud ee Ciidanka Badda Itoobiya, Ku-xigeenka Admiral Kindu Gezu, ayaa sheegay in ciidanka badda uu ku tallaabsaday horumar dhinacyada shaqaalaha, tababarrada, hubka iyo qaab-dhismeedka hay’adda.
Qodobada muhiimka ah
- Itoobiya ayaa ballaarinaysa ciidankeeda badda si ay u xoojiso amniga una ilaaliso danaha qaranka.
- Taliyaha Guud ee Ciidanka Badda Itoobiya, Ku-xigeenka Admiral Kindu Gezu, ayaa sheegay in ciidanka badda uu ku tallaabsaday horumar dhinacyada shaqaalaha, tababarrada, hubka iyo qaab-dhismeedka hay’adda.
- Ballaarinta awoodaha ciidanka badda Itoobiya ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo awoodda difaaca dalka iyo ilaalinta danaha qaranka Itoobiya.
- Faahfaahinta ku saabsan tirada maraakiibta, qalabka cusub ee la qorsheynayo iyo goobaha ay ka howlgeli doonaan cutubyada gaarka ah laguma sheegin xogta la soo xigtay.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan tirada maraakiibta iyo qalabka cusub ee la qorsheynayo.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin hadallada Admiral Kindu Gezu iyo dowladda Itoobiya.
- Lama hayo jawaab ka timid dhinacyada kale ee ku saabsan ballaarinta ciidanka badda Itoobiya.
Gunaanadka akhristaha
Itoobiya waxay si firfircoon u shaqeyneysaa si ay u xoojiso awooddeeda badda iyadoo wajahaysa caqabado amni oo gobolka ah.
Waxa weli aan caddayn
- Qalab noocee ah ayaa Itoobiya qorsheyneysaa inay ku darto ciidankeeda badda?
- Ballaarinta ciidanka badda sidee bay u saameyn doontaa amniga gobolka?
- Maxay noqon doonaan jawaabaha suurtagalka ah ee dalalka deriska ah ee ku aaddan ballaarinta ciidanka badda Itoobiya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · badda · itoobiya · ciidankeeda