Itoobiya oo Gaaska Dabiiciga ah ee Deegaanka Soomaalida ku beddelaysa Shidaalka Dibadda laga keeno
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiItoobiya ayaa beddelaysa shidaalka dibadda laga keeno iyadoo isticmaalaysa gaaska dabiiciga ah ee Deegaanka Soomaalida.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Saddex bilood gudahood 400 oo Basaska dadwaynaha oo Gaaska Dabiiciga ah ku shaqeeya ayaa AdisAbaba ka shaqo galaya.
- Intaa un kuma koobna ee Warshadaha Sibidhka soo saara sida DebreBirhan(Axmarada) iyo Mojo(Oromiya) ayaa iyagana isticmaalkoda loo badali doona Gaaska.
- Gaadiidka xamuulka ee warshadaha iyo dhismaha u shaqeeya ayaa iyagana Gaaska loo badali doona.
- Arrimahan ayaa la sheegay in ay meesha ka saari doonan shidaalkii dibada laga soo dhoofinayay, iyagoo keeni doona in Itoobiya ka maaranto Dolar-kii ka baxayay.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo isbeddelkan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Saddex bilood gudahood 400 oo Basaska dadwaynaha oo Gaaska Dabiiciga ah ku shaqeeya ayaa AdisAbaba ka shaqo galaya.
- Waxay taasi ka dhignaan doontaa in baahida gaadidka AdisAbaba 34% laga dabari doono Gaaska.
- Warshadaha Sibidhka soo saara sida DebreBirhan(Axmarada) iyo Mojo(Oromiya) ayaa iyagana isticmaalkoda loo badali doona Gaaska.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Sabti 31 Oct 2026 {HMC} Warbixino dheerad oo caawa warbaahinta Dowladu baahisay ayaa faah-faahinaya qaabka Gaaska dabiciiga ah wajigiisa koobad looga faa’ideysanayo. Gaasku ma noqonayo mid ku kooban Basaska Dadwaynaha ee waxa weheliya warshadaha.
Saddex bilood gudahood 400 oo Basaska dadwaynaha oo Gaaska Dabiiciga ah ku shaqeeya ayaa AdisAbaba ka shaqo galaya. Waxay taasi ka dhignaan doontaa in baahida gaadidka AdisAbaba 34% laga dabari doono Gaaska. Si sicir bararka loo dhimana gaadid tiro badan ayaa qorsheysan in Gaaska loo badalo.
Intaa un kuma koobna ee Warshadaha Sibidhka soo saara sida DebreBirhan(Axmarada) iyo Mojo(Oromiya) ayaa iyagana isticmaalkoda loo badali doona Gaaska. Taas oo yareyn doonta kharash badan oo ka baxayay.
Gaadiidka xamuulka ee warshadaha iyo dhismaha u shaqeeya ayaa iyagana Gaaska loo badali doona.
Arrimahan ayaa la sheegay in ay meesha ka saari doonan shidaalkii dibada laga soo dhoofinayay, iyagoo keeni doona in Itoobiya ka maaranto Dolar-kii ka baxayay.
Mashruuca wajiga labaad ee Godey waxaa loo isticmaalaya Bacrimiyaha, iyo Korontada sida warbixinta lagu xusay.
Tani waxay ka dhigantahay in khayraadka Deeganku go’aamin doono isku socodka caasimada AdisAbaba. Siddoo kale in wax-soosarka Deeganku warshado badan ay ku tiirsanan doonan. Hadii Soomalidu fahantana waa kaar miisan culus oo ay xuquuqo badan ku dhacsan karto.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Itoobiya ayaa beddelaysa shidaalka dibadda laga keeno iyadoo isticmaalaysa gaaska dabiiciga ah ee Deegaanka Soomaalida. Dowladda ayaa bixisay faahfaahin ku saabsan sida gaaska dabiiciga ah loogu faa'iideysan doono qaybaha kala duwan.
Qodobada muhiimka ah
- Itoobiya ayaa beddelaysa shidaalka dibadda laga keeno iyadoo isticmaalaysa gaaska dabiiciga ah ee Deegaanka Soomaalida.
- Saddex bilood gudahood 400 oo Basaska dadwaynaha oo Gaaska Dabiiciga ah ku shaqeeya ayaa AdisAbaba ka shaqo galaya.
- Waxay taasi ka dhignaan doontaa in baahida gaadidka AdisAbaba 34% laga dabari doono Gaaska.
- Warshadaha Sibidhka soo saara sida DebreBirhan(Axmarada) iyo Mojo(Oromiya) ayaa iyagana isticmaalkoda loo badali doona Gaaska.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka imaanaya dhinacyada laga yaabo in ay saameyn ku yeelato isbeddelkan.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay warbixinno dowladda ah oo aan la xaqiijin.
Gunaanadka akhristaha
Isbeddelka Itoobiya ee gaaska dabiiciga ah wuxuu si weyn u beddeli karaa muuqaalka tamarta iyo dhaqaalaha dalka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo isbeddelkan?
- Sidee ayey isbeddelku u saameyn doonaa bulshooyinka deegaanka dhaqaale ahaan?
- Maxay yihiin saameynta deegaanka ee muddada dheer ee isbeddelkan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · gaaska · dabiiciga · shidaalka