DF oo dalka ku soo celisay 169 muwaadin oo laga soo daayay xabsiyada dalka…
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka ku soo celisay 169 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya, iyadoo 140 ka mid ah ay yihiin dhalinyaro.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Diyaarad sidday muwaadiniinta la soo celiyay ayaa Muqdisho keentay 140 qof oo dhalinyaro u badan, waxaana si weyn garoonka Aadan Cadde ugu soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
- Sidoo kale, 29 ka mid ah dadka maanta lagu soo celiyey dalka ayaa laga dejiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, sida uu sheegay agaasimaha waaxda jaaliyadaha iyo qurbe-joogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
- Dhallinyaradaan oo warbaahinta la hadlay ayaa muujisay sida ay ugu faraxsan yihiin inay dalkooda Hooyo dib ugu soo laabtaan, iyagoo dowladda uga mahad-celiyey inay ka soo saartay xabsiyadii Libya ee dhibaatooyinka nololeed ay ku heysteen.
- Sidoo kale, waxay ugu baaqeen madaxda dowladda in ay sii wadaan dadaalkooda, isla markaana loo gurmado dhalinyarada kale ee weli ku dhibaateysan gudaha dalka Liibiya.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee dowladda Soomaaliya si ay u caawiso muwaadiniinteeda dibadda, gaar ahaan kuwa la kulmaya dhibaatooyin xabsiyada shisheeye.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin duruufaha gaarka ah ee keenay in muwaadiniintan lagu xiro Liibiya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka ku soo celisay 169 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya.
- 140 qof oo dhalinyaro u badan ayaa lagu soo celiyay dalka.
- 29 ka mid ah dadka maanta lagu soo celiyey dalka ayaa laga dejiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 169 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya, kuwaas oo muddo ku dhibaateysnaa gudaha dalkaasi.
Diyaarad sidday muwaadiniinta la soo celiyay ayaa Muqdisho keentay 140 qof oo dhalinyaro u badan, waxaana si weyn garoonka Aadan Cadde ugu soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
Sidoo kale, 29 ka mid ah dadka maanta lagu soo celiyey dalka ayaa laga dejiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, sida uu sheegay agaasimaha waaxda jaaliyadaha iyo qurbe-joogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
Dhallinyaradaan oo warbaahinta la hadlay ayaa muujisay sida ay ugu faraxsan yihiin inay dalkooda Hooyo dib ugu soo laabtaan, iyagoo dowladda uga mahad-celiyey inay ka soo saartay xabsiyadii Libya ee dhibaatooyinka nololeed ay ku heysteen.
Sidoo kale, waxay ugu baaqeen madaxda dowladda in ay sii wadaan dadaalkooda, isla markaana loo gurmado dhalinyarada kale ee weli ku dhibaateysan gudaha dalka Liibiya.
“Dowladda Soomaaliya waxaan ka codsanayaa oo uu ugu sarreeyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu wax u qabato dhalinyarada Soomaaliyeed ee weli ku jira xabsiyada oo meesha ku dhibaateysan kuna xanuunsan,” ayuu yiri mid kamid dhalinyarada la keenay.
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal dheer u gashay soo badbaadinta dhallinyaradaan oo muddo dheer ku dhibaateysneyd xabsiyada dalka Liibiya, waxaana hadda lagu guuleystay in dib loogu soo celiyo dalkooda Hooyo.
Horay sidaan oo kale ayaa dalka loogu soo celiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Liibiya oo kamid ah meelaha sida daran loogu dhibaateeyo Soomaalida.
Si kastana, Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laga war heyn doono dhalinyaradaan, illaa inta ay kala midoobayaan qoysaskooda.
Sidoo kale hay’adaha caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya kala shaqeeya soo celinta muwaadiniinta ku dhibaateysan dalalka shisheeye ay u fidin doonaan kaalmo dhaqaale oo dib ugu soo kabtaan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka ku soo celisay 169 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya, iyadoo 140 ka mid ah ay yihiin dhalinyaro. Sidoo kale, 29 ka mid ah dadka lagu soo celiyay ayaa laga dejiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka ku soo celisay 169 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya.
- 140 qof oo dhalinyaro u badan ayaa lagu soo celiyay dalka.
- 29 ka mid ah dadka maanta lagu soo celiyey dalka ayaa laga dejiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.
- Dhallinyaradaan oo warbaahinta la hadlay ayaa muujisay sida ay ugu faraxsan yihiin inay dalkooda Hooyo dib ugu soo laabtaan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada muwaadiniinta la soo celiyay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid mas'uuliyiinta Liibiya oo ku saabsan xaaladaha muwaadiniinta la soo celiyay.
- Maqaalku ma caddeynayo duruufaha gaarka ah ee xabsiga lagu hayay muwaadiniinta Liibiya.
Gunaanadka akhristaha
Soo celinta muwaadiniintan waxay muujinaysaa sida dowladda ay uga go'an tahay in ay ka shaqeyso daryeelka muwaadiniinteeda dibadda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin duruufaha gaarka ah ee keenay in muwaadiniintan lagu xiro Liibiya?
- Maxay tahay kaalmo la siin doono muwaadiniinta la soo celiyay marka ay dalka soo laabtaan?
- Ma jiraan dadaallo socda oo lagu caawinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee weli ku xiran Liibiya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee dowladda Soomaaliya si ay u caawiso muwaadiniinteeda dibadda, gaar ahaan kuwa la kulmaya dhibaatooyin xabsiyada shisheeye.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soo · daayay · laga