Jadwalka doorashada guddoonka iyo hoggaamiyaha K/Galbeed oo la shaaciyay
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee doorashada guddoonka Golaha Wakiillada iyo hoggaanka dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay in 2-da iyo 3-da Juun loo asteeyay qabashada araajida musharaxiinta u tartamaya xilalka guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeennada Golaha Wakiillada. Sidoo kale, mu

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee doorashada guddoonka Golaha Wakiillada iyo hoggaanka dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Guddiga ayaa sheegay in 2-da iyo 3-da Juun loo asteeyay qabashada araajida musharaxiinta u tartamaya xilalka guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeennada Golaha Wakiillada.
Sidoo kale, muddadaas waxaa la shaacin doonaa liiska rasmiga ah ee musharaxiinta u taagan guddoonka Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed.
4-ta Juun ayaa musharaxiinta guddoonka Golaha Wakiillada jeedin doonaan khudbadahooda ololaha, si ay u soo bandhigaan qorshahooda iyo himilooyinkooda hoggaamineed.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.