Topic
shaaciyay
5 stories

Jadwalka doorashada guddoonka iyo hoggaamiyaha K/Galbeed oo la shaaciyay
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee doorashada guddoonka Golaha Wakiillada iyo hoggaanka dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay in 2-da iyo 3-da Juun loo asteeyay qabashada araajida musharaxiinta u tartamaya xilalka guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeennada Golaha Wakiillada. Sidoo kale, mu

Fahad oo shaaciyay qorshe halis ku ah mucaaradka oo socdo
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo wareysi dheer bixiyay ayaa ka hadlay marxaladda cusub ee uu galay dalka, isaga oo si kulul uga falceliyay qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee la xiriira xaaladda kala guurka ah. Fahad Yaasiin ayaa Madaxweynaha ku eedeeyay inuu wado muddo kororsi sharci […] The post Fahad oo shaa
Natiijada doorashadii Koonfur Galbeed oo la shaaciyay iyo JSP oo helay 53% kuraas baarlamaanka
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyay sida ururadii ku tartamay u kala heleen kuraast baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed oo ka kooban… Sii akhri

Natiijada doorashada Koonfur Galbeed oo la shaaciyay – Yaa ku guuleystay
Baydhabo (Caasimada Online) – Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa maanta shaaciyay natiijada doorashooyinkii ka dhacay Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu soo doortay goleyaasha wakiilada iyo deegaanka oo laga qabtay illaa 13 demo oo ka tirsan maamulkasi Guddoomiyaha guddiga, Cabdikariin Axmed Xasan oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in doorashooyinkan ay ka qayb-galeen 32 ur

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Natiijada Doorashada Koonfur Galbeed
Baydhabo – Guddiga Doorashooyinka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii golaha deegaanka ee dhawaan ka dhacday deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo. Doorashadan oo ay ka qeyb galeen xisbiyo kala duwan ayaa lagu soo gabagabeeyay codbixin ay shacabka deegaanka si toos ah uga qeyb qaateen, iyadoo lagu tilmaamay mid ka mid ah doorashooyinkii ugu […]