Topic
Warkasta is tracking guddoonka across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches furmi, kalfadhiga, and kulan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga, Xildhibaan Maxamed Haaruun Cabdillaahi. Intii uu kulanku socday, xubnaha Guddiga aya

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in 1-da Bisha Agoosto uu si rasmi ah u furmi doono kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka labadiisa Aqal. Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa lagu wargeliyey inay waqtigaas soo xaadiraan, iyadoo la filayo in kalfadhigan lagu gorfeeyo ajandayaal muhiim ah oo ay ka mid yihiin […]