Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Jubbaland oo eedayn u jeedisey Dowaldda Somalia.

Maamulka Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay si sharci-darro ah ula wareegtay shixnad qalab…

SO
Jubbaland oo eedayn u jeedisey Dowaldda Somalia.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Maamulka Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay si sharci-darro ah ula wareegtay shixnad qalab kalluumeysi ah.

Maxaa la shaaciyey

  1. Wasiirka Kalluumeysiga Jubbaland ayaa sheegay in qalabkii loogu talagalay mashruuca horumarinta kalluumeysiga uusan gaarin goobihii loo qorsheeyay.
  2. Jubbaland ayaa cabashadan la wadaagtay Bangiga Adduunka, iyadoo ku eedeysay in lagu takrifalay qaar kamid ah mashaariicda horumarinta kalluumeysiga Soomaaliya.
  3. Wasiirka ayaa xusay in Jubbaland ay muddo dheer cabasho ka qabtay habka loo maareeyo qalabka iyo gaadiidka lagu maalgeliyo mashaariicda caalamiga ah.

Macnaha guud

Maamulka Jubbaland ayaa ka walaacsan sida loo maareeyo qalabka kalluumeysiga iyo gaadiidka loogu talagalay mashaariicda horumarinta kalluumeysiga.

Wasiirka Kalluumeysiga Jubbaland ayaa sheegay in arrintani noqotay mid soo noqnoqota.

Wasiir Kalluumeysiga Jubbaland
Jubbaland
2026-06-11

Sababta ay muhiim u tahay: Qodobkan wuxuu muhiim u yahay akhristayaasha Soomaaliyeed maadaama uu muujinayo khilaafka u dhexeeya Jubbaland iyo Dowladda Federaalka, iyo sida ay arrimahan u saameynayaan kalluumeysatada dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Maamulka Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay si sharci-darro ah ula wareegtay shixnad qalab…

Maamulka Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay si sharci-darro ah ula wareegtay shixnad qalab kalluumeysi ah oo loogu talagalay kalluumeysatada Soomaaliyeed iyo dowlad-goboleedyada dalka, kadib shir jaraa’id oo uu qabtay Wasiirka Kalluumeysiga Jubbaland oo sheegay in qalabkii loogu talagalay mashruuca horumarinta kalluumeysiga uusan gaarin goobihii loo qorsheeyay.

Wasiirka ayaa sheegay in tallaabadan ay jebinayso heshiisyadii hore ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada, isagoo xusay in Jubbaland ay muddo dheer cabasho ka qabtay habka loo maareeyo qalabka iyo gaadiidka lagu maalgeliyo mashaariicda caalamiga ah.

Sidoo kale, Wasiirka Kalluumeysiga Jubbaland ayaa sheegay in maamulka uu shacabka Soomaaliyeed la wadaagayo waxa uu ku tilmaamay xadgudub lagu hayo qalabkii loogu talagalay kalluumeysatada Soomaaliyeed, wuxuuna tilmaamay in arrintani noqotay mid soo noqnoqota, isla markaana ay jirto walaac la xiriira sida loo maareeyo hantida lagu taageerayo mashaariicda horumarinta kalluumeysiga ee dalka.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraljubbalandjeediseydowaldda
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.