Topic
Warkasta is tracking jubbaland across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches aadan, cambaareysay, and mahiigaan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Roobab mahiigaan ah ayaa la filayaa inay bilaha soo socda saameeyaan qaybo ka mid ah Jubbaland, gaar ahaan gobollada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo. Wararka iyo saadaasha cimiladu waxay muujinayaan in xilliga roobabka ee soo socda uu keeni karo roobab xooggan iyo fatahaado, iyadoo laga digayo saameynta ay xaaladaha cimilada ee la xiriirta EL Nino ku yeelan karaan qaybo ka mid ah Soomaaliya.

KISMAAYO – Dowladda Jubbaland ayaa si adag u cambaareysay weerar cirka ah oo ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay ka geysteen degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo lagu beegsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaanay “General Shub”. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta, […]