Koonfur Galbeed: Ciidamada Laftagareen oo la wareegay degmooyin hor leh
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiCiidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay degmada Bardaale ee gobolka Bay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waa degmadii seddexaad oo ka tirsan gobolka Bay oo ay maalmo gudahood la wareegaan ciidamada taabacsan Laftgareen kadib degmooyinka Qansaxdheere iyo Buurkahaba.
- Sidoo kale ciidamada Laftagareen waxay maanta la wareegeen deegaanka Owdiinle oo qiyaastii 30 km dhanka galbeed kaga beegan Baydhabo, islamarkaana ah deegaanka muhiim ah oo ay marto waddada isku xirta Baydhabo iyo Luuq.
- Aadan Madoobe oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho ayaa wajahaya culeys siyaasadeed iyo mid amniga oo xilligan ka taagan deegaannada maamulka Koofur Galbeed.
- Cabdicasiis Laftagareen oo 30 Maarso, 2026 xoog looga saaray magaalada Baydhabo ayaa weli sheegta madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan cawaaqibka ka dhalanaya xakameynta degmooyinkan ee Laftagareen?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Waa degmadii seddexaad oo ka tirsan gobolka Bay oo ay maalmo gudahood la wareegaan ciidamada taabacsan Laftgareen kadib degmooyinka Qansaxdheere iyo Buurkahaba.
- Sidoo kale ciidamada Laftagareen waxay maanta la wareegeen deegaanka Owdiinle oo qiyaastii 30 km dhanka galbeed kaga beegan Baydhabo.
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalmo ka hor cunaqabateyn maaliyadeed saartay Cabdicasiis Laftagareen, taliyihii hore ee asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) iyo xubno kale oo ka soo jeeda Koonfur Galbeed, ku
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay degmada Bardaale ee gobolka Bay, xilli uusan jirin wax dagaal ah oo ka dhacay degmadaas.
Waa degmadii seddexaad oo ka tirsan gobolka Bay oo ay maalmo gudahood la wareegaan ciidamada taabacsan Laftgareen kadib degmooyinka Qansaxdheere iyo Buurkahaba.
Sidoo kale ciidamada Laftagareen waxay maanta la wareegeen deegaanka Owdiinle oo qiyaastii 30 km dhanka galbeed kaga beegan Baydhabo, islamarkaana ah deegaanka muhiim ah oo ay marto waddada isku xirta Baydhabo iyo Luuq.
Aadan Madoobe oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho ayaa wajahaya culeys siyaasadeed iyo mid amniga oo xilligan ka taagan deegaannada maamulka Koofur Galbeed.
Cabdicasiis Laftagareen oo 30 Maarso, 2026 xoog looga saaray magaalada Baydhabo ayaa weli sheegta madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalmo ka hor cunaqabateyn maaliyadeed saartay Cabdicasiis Laftagareen, taliyihii hore ee asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) iyo xubno kale oo ka soo jeeda Koonfur Galbeed, kuwaas oo ay ku eedeysay maalgelin iyo taageero Al-shabaab.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay degmada Bardaale ee gobolka Bay. Tani waxay noqotay degmadii seddexaad oo ka tirsan gobolka Bay oo ay ciidamada Laftagareen la wareegeen maalmahan.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay degmada Bardaale ee gobolka Bay.
- Waa degmadii seddexaad oo ka tirsan gobolka Bay oo ay maalmo gudahood la wareegaan ciidamada taabacsan Laftgareen kadib degmooyinka Qansaxdheere iyo Buurkahaba.
- Sidoo kale ciidamada Laftagareen waxay maanta la wareegeen deegaanka Owdiinle oo qiyaastii 30 km dhanka galbeed kaga beegan Baydhabo.
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalmo ka hor cunaqabateyn maaliyadeed saartay Cabdicasiis Laftagareen, taliyihii hore ee asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) iyo xubno kale oo ka soo jeeda Koonfur Galbeed, ku
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan eedeymaha la soo jeediyay.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan xakameynta degmooyinka.
- Maqaalku ma caddeynayo xaaladda hadda ee Cabdicasiis Laftagareen ka dib cunaqabateynta.
Gunaanadka akhristaha
Xakameynta degmooyin dheeraad ah oo ay la wareegeen ciidamada Laftagareen waxay saameyn ku yeelan kartaa siyaasadda iyo amniga maamulka Koonfur Galbeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan cawaaqibka ka dhalanaya xakameynta degmooyinkan ee Laftagareen?
- Sidee ayey Dowladda Federaalka uga jawaabi doontaa xakameynta sii kordheysa ee ciidamada Laftagareen?
- Waa maxay faahfaahinta gaarka ah ee cunaqabateynta maaliyadeed ee la saaray?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · koonfur · laftagareen · galbeed
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada