Ciidamada Taabacsan Lafta-gareen oo La Wareegay Degmada Bardaale
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiCiidamada taabacsan madaxweynihii hore Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa goordhow si rasmi ah ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Bardaale ee gobolka Baay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Bardaale ayaa noqoneysa degmadii Saddexaad ee muddo laba maalmood gudahood ay la wareegaan ciidamada taabacsan Lafta-gareen, iyadoo xaaladda amni ee gobolka Baay ay weli tahay mid isbeddelaysa.
- Dhanka kale, ciidamo kale ayaa la sheegay inay ku sii wajahan yihiin degmada Diinsoor iyo deegaanka Awdiinle, oo ka tirsan gobolka Baay, kuwaas oo aan sidaas uga fogeyn magaalada Baydhabo, xarunta maamulka Koonfur Galbeed.
- Dhaqdhaqaaqyadan ciidan ayaa imanaya xilli ay gobolka Baay ka socdaan xiisado siyaasadeed iyo kuwo amni oo la xiriira xaaladda maamulka Koonfur Galbeed.
- Ilaa hadda ma jiraan faahfaahin dheeraad ah oo la xaqiijiyey oo ku saabsan xaaladda degmada Bardaale kaddib la wareegista ciidamada, iyo tallaabooyinka xiga ee ay qaadi doonaan ciidamada ku sugan nawaaxiga Diinsoor iyo Awdiinle.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee ciidamada qaadi doonaan kaddib markii ay la wareegeen Bardaale?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa goordhow si rasmi ah ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Bardaale ee gobolka Baay.
- Dhanka kale, ciidamo kale ayaa la sheegay inay ku sii wajahan yihiin degmada Diinsoor iyo deegaanka Awdiinle, oo ka tirsan gobolka Baay, kuwaas oo aan sidaas uga fogeyn magaalada Baydhabo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
BAYDHABO (Goobjoog News) — Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa goordhow si rasmi ah ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Bardaale ee gobolka Baay, sida ay sheegayaan wararka laga helayo deegaanka.
Bardaale ayaa noqoneysa degmadii Saddexaad ee muddo laba maalmood gudahood ay la wareegaan ciidamada taabacsan Lafta-gareen, iyadoo xaaladda amni ee gobolka Baay ay weli tahay mid isbeddelaysa.
Dhanka kale, ciidamo kale ayaa la sheegay inay ku sii wajahan yihiin degmada Diinsoor iyo deegaanka Awdiinle, oo ka tirsan gobolka Baay, kuwaas oo aan sidaas uga fogeyn magaalada Baydhabo, xarunta maamulka Koonfur Galbeed.
Dhaqdhaqaaqyadan ciidan ayaa imanaya xilli ay gobolka Baay ka socdaan xiisado siyaasadeed iyo kuwo amni oo la xiriira xaaladda maamulka Koonfur Galbeed.
Ilaa hadda ma jiraan faahfaahin dheeraad ah oo la xaqiijiyey oo ku saabsan xaaladda degmada Bardaale kaddib la wareegista ciidamada, iyo tallaabooyinka xiga ee ay qaadi doonaan ciidamada ku sugan nawaaxiga Diinsoor iyo Awdiinle.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa goordhow si rasmi ah ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Bardaale ee gobolka Baay.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa goordhow si rasmi ah ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Bardaale ee gobolka Baay.
- Bardaale ayaa noqoneysa degmadii Saddexaad ee muddo laba maalmood gudahood ay la wareegaan ciidamada taabacsan Lafta-gareen.
- Dhanka kale, ciidamo kale ayaa la sheegay inay ku sii wajahan yihiin degmada Diinsoor iyo deegaanka Awdiinle, oo ka tirsan gobolka Baay, kuwaas oo aan sidaas uga fogeyn magaalada Baydhabo.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Faahfaahinta ku saabsan xaaladda amni ee Bardaale kaddib la wareegista ma caddayn.
- Lama helin jawaab ka timid dhinacyada kale ee ku lug leh xiisadaha siyaasadeed iyo amni ee gobolka.
Gunaanadka akhristaha
Ciidamada taabacsan Lafta-gareen ayaa qabsaday Bardaale, taasoo muujinaysa isbeddelada socda ee awoodda gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee ciidamada qaadi doonaan kaddib markii ay la wareegeen Bardaale?
- Xaaladda amni ee Bardaale sidee bay u tahay kaddib la wareegista?
- Maxay yihiin cawaaqibka dhaqdhaqaaqyada ku wajahan Diinsoor iyo Awdiinle?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · gareen · lafta · wareegay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada