Koonfur Galbeed oo sheegtay in dagaalkii Baydhabo lagu dilay in ka badan 70 xubnood oo Al-Shabaab ah
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in in ka badan 70 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay dagaalkii ka dhacay Baydhabo, kaddib weerar ay kooxda ku soo qaaday.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dagaalka uu ka dhacay magaalada Baydhabo, kaddib markii ciidanka ammaanka ay ka hortageen weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaaday magaalada, kaas oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones).
- Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale sheegtay in dagaalka lagu furtay hub iyo gaadiid dagaal, halka gaadiid kale oo ay kooxda adeegsanaysay la gubay.
- Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka, weerarka ayaa lagu beegsaday goobo ganacsi, xarumo waxbarasho, xarumo caafimaad, masaajiddo iyo dhismayaal kale oo ku yaalla magaalada Baydhabo.
- Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in ciidamadeedu si degdeg ah uga jawaabeen weerarka, isla markaana ay ku guuleysteen inay iska caabiyaan kooxda, iyagoo sheegay in xaaladda amniga magaalada ay gacanta ku hayaan.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay xaqiijinta madax-bannaan ee khasaaraha la sheegay?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in in ka badan 70 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay dagaalkii dhawaan ka dhacay Baydhabo.
- Dagaalka Baydhabo ayaa ka bilowday kaddib markii ciidanka ammaanka ay ka hortageen weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaaday magaalada, kaas oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo diyaarado aan duuliye lahayn.
- Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in dagaalka lagu furtay hub iyo gaadiid dagaal.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhabo – Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo lagu dilay in ka badan 70 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ay ku jiraan dagaalyahanno ajaaniib ah.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dagaalka uu ka dhacay magaalada Baydhabo, kaddib markii ciidanka ammaanka ay ka hortageen weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaaday magaalada, kaas oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones).
Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale sheegtay in dagaalka lagu furtay hub iyo gaadiid dagaal, halka gaadiid kale oo ay kooxda adeegsanaysay la gubay.
Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka, weerarka ayaa lagu beegsaday goobo ganacsi, xarumo waxbarasho, xarumo caafimaad, masaajiddo iyo dhismayaal kale oo ku yaalla magaalada Baydhabo.
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in ciidamadeedu si degdeg ah uga jawaabeen weerarka, isla markaana ay ku guuleysteen inay iska caabiyaan kooxda, iyagoo sheegay in xaaladda amniga magaalada ay gacanta ku hayaan.
Dhanka kale, war-saxaafadeedka laguma sheegin khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee soo gaaray ciidamada Koonfur Galbeed iyo dadka rayidka ah ee ku nool magaalada Baydhabo.
Dagaalka maanta ka dhacay Baydhabo ayaa kusoo aadaya xilli ay magaalada ka taagan tahay xiisad amni, iyadoo la adeegsanayo hub culus iyo diyaarado aan duuliye lahayn.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in in ka badan 70 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay dagaalkii ka dhacay Baydhabo, kaddib weerar ay kooxda ku soo qaaday.
Qodobada muhiimka ah
- Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in in ka badan 70 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay dagaalkii dhawaan ka dhacay Baydhabo.
- Dagaalka Baydhabo ayaa ka bilowday kaddib markii ciidanka ammaanka ay ka hortageen weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaaday magaalada, kaas oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo diyaarado aan duuliye lahayn.
- Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in dagaalka lagu furtay hub iyo gaadiid dagaal.
- War-saxaafadeedka laguma sheegin khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee soo gaaray ciidamada Koonfur Galbeed iyo dadka rayidka ah ee ku nool magaalada Baydhabo.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay war-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Koonfur Galbeed.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada khasaaraha.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Al-Shabaab ama dhinacyada kale.
Gunaanadka akhristaha
Dagaalka la sheegay ee Baydhabo wuxuu muujinayaa caqabadaha amni ee socda ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay xaqiijinta madax-bannaan ee khasaaraha la sheegay?
- Waa maxay jawaabaha gaarka ah ee Al-Shabaab ku saabsan weerarka?
- Waa maxay xaaladda amni ee Baydhabo ka dib dagaalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · galbeed · sheegtay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada