Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka. Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Maareeye Ku-xigeenka NIRA Mudane Cabdiraxmaan Siciid Axmed. Ka-qaybgalayaasha ayaa falanqeeyay caqabadaha la xiriira wacyigelinta iyo helitaanka adeegyada NIRA, iyagoo soo
Waxa muhiimka ah
- Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka.
- Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Maareeye Ku-xigeenka NIRA Mudane Cabdiraxmaan Siciid Axmed.
- Ka-qaybgalayaasha ayaa falanqeeyay caqabadaha la xiriira wacyigelinta iyo helitaanka adeegyada NIRA, iyagoo soo jeediyay talooyin lagu horumarinayo […]

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka.
Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Maareeye Ku-xigeenka NIRA Mudane Cabdiraxmaan Siciid Axmed.
Ka-qaybgalayaasha ayaa falanqeeyay caqabadaha la xiriira wacyigelinta iyo helitaanka adeegyada NIRA, iyagoo soo jeediyay talooyin lagu horumarinayo gaarsiinta adeegyada iyo xogta Aqoonsiga Qaranka.
NIRA ayaa kulanka ku soo bandhigtay horumarka laga sameeyay adeegyada Aqoonsiga Qaranka, iyadoo in ka badan 1.5 milyan oo Soomaali ah lagu diiwaangeliyay gudaha iyo dibadda dalka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.