Topic
Warkasta is tracking wacyigelinta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches muqdisho and xoojinta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka. Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Maareeye Ku-xigeenka NIRA Mudane Cabdiraxmaan Siciid Axmed. Ka-qaybgalayaasha ayaa falanqeeyay caqabadaha la xiriira wacyigelinta iyo helitaanka adeegyada NIRA, iyagoo soo