Warbixin Soomaali iyo caalami ah
BBC Somaligeneral

Laacibiinta asal ahaanta Soomaaliga ah ee cayaaraya Koobka Adduunka 2026

Soomaaliya waligeed uma soo bixin Koobka Adduunka, laakiin tartanka sannadkan ka furmay Waqooyiga Ameerika waxaa garoomada dhexdooda ka ciyaari doona laacibiin qaababka kala duwan u sita hiddaha Soomaaliyeed

SO
Laacibiinta asal ahaanta Soomaaliga ah ee cayaaraya Koobka Adduunka 2026
Sawir / xog muuqaal ah · BBC Somali

Laacibiinta asal ahaanta Soomaaliga ah ee ciyaaraya Koobka Adduunka 2026 ayaa ka mid ah Akram Afif iyo Yusuf Abdurisag oo matalaya xulka Qatar.

Maxaa la shaaciyey

  1. Akram Afif, oo 29 sano jir ah, ayaa muhiim u ah weerarka xulka Qatar, isagoo dhaliyay goolal muhiim ah.
  2. Yusuf Abdurisag, oo 26 sano jir ah, ayaa sidoo kale ka mid ah ciyaartoyda Qatar, wuxuuna ka soo baxay akadeemiyada Al Sadd.
  3. Taha Ali, oo ku dhashay Stockholm, ayaa sidoo kale ka mid ah laacibiinta isirka Soomaaliyeed ee ciyaaraya Koobka Adduunka.

Macnaha guud

Soomaaliya waligeed uma soo bixin Koobka Adduunka, laakiin laacibiinta asal ahaan Soomaaliyeed ayaa ka ciyaaraya tartankan.

Qatar waxay kulankooda ugu horreeya ee Group B kula ciyaari doonaan dalka Switzerland magaalada Santa Clara.

Julen Lopetegui
Waqooyiga Ameerika
2026-06-12

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay xiiseynayaan in laacibiinta asal ahaan Soomaaliyeed ay ka qayb qaataan tartanka weyn ee Koobka Adduunka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

BBC Somali

Laacibiinta asal ahaanta Soomaaliga ah ee cayaaraya Koobka Adduunka 2026

Soomaaliya waligeed uma soo bixin Koobka Adduunka, laakiin tartanka sannadkan ka furmay Waqooyiga Ameerika waxaa garoomada dhexdooda ka ciyaari doona laacibiin qaababka kala duwan u sita hiddaha Soomaaliyeed. Inkastoo ay matalayaan dalal kale haddana dhalinyaradda Soomaaliyeed iyo dhamaan bulshada isirka Soomaaliga ahi si un ugu jiro dhiigooda, waxay laacibiintaas ku fiirinayaan indho boholyow walaalnimo wata.

Xulka Qatar waxaa u ciyaaraya sannadkan laba ka mid ah ciyaartoydaas dhiiga Soomaaliyeed ku jiro. Midka koowaad waa Akram Afif, oo ku dhashay caasimadda Dooxa, ayna dhaleen aabbe Soomaali ah iyo hooyo Yamani ah. Afif waa udub-dhexaadka weerarka xulka Qatar oo ay aad ugu tiirsan yihiin.

Waa 29 sano jir, wuxuu waayihiisa ciyaareed ee kooxaha ku qaatay Al Sadd, marka laga reebo xilliyo hore oo uu amaah ugu maqnaa dalalka Spain iyo Belgium. Wuxuu door muhiim ah ka qaatay koobabkii xiriirka ahaa ee xulka Qatar ka guulaystay Koobka Asia, isagoo dhaliyay saddex gool oo rigoorayaal ah kulankii ay 3-1 uga badiyeen Jordan finalkii u dambeeyay bishii Febraayo 2024.

Isha: BBC Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
BBC Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
worldgeneralkoobkaadduunkasoomaaliga
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.