Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Laba xildhibaan oo u tartamaya guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho – Doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacaysa Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho, iyadoo laba musharrax ay ku tartamayaan xilkan muhiimka ah. Musharraxiinta waxaa ka mid ah Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, oo lagu tilmaamo inuu yahay mid ka mid ah musharraxiinta ugu cad-cad ee ku guulaysan kara, iyo Xildhibaan […] Th
Doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacaysa Muqdisho, iyadoo laba musharrax ay ku tartamayaan, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Xildhibaan Cabdulqaadir Cumar.
Maxaa la shaaciyey
- Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay inuu doonayo inuu Baarlamaanka ka dhigo mid dijitaal ah.
- Xildhibaan Cabdulqaadir Cumar ayaa soo bandhigay barnaamij uu ku doonayo inuu horumariyo shaqada Baarlamaanka.
- Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay si loo xaqiijiyo in doorashadu si nabadeed u socoto.
Macnaha guud
Doorashadan ayaa muhiim u ah sababtoo ah waxay qayb ka tahay habka dimuqraadiga ah ee dalka.
““Waqtigii looga guuri lahaa waraaqaha is-xaadirinta.””
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan cidda hogaamin doonta Baarlamaanka xilligan muhiimka ah.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho – Doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacaysa Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho, iyadoo laba musharrax ay ku tartamayaan xilkan muhiimka ah. Musharraxiinta waxaa ka mid ah Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, oo lagu tilmaamo inuu yahay mid ka mid ah musharraxiinta ugu cad-cad ee ku guulaysan kara, iyo Xildhibaan […]
Muqdisho – Doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacaysa Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho, iyadoo laba musharrax ay ku tartamayaan xilkan muhiimka ah. Musharraxiinta waxaa ka mid ah Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, oo lagu tilmaamo inuu yahay mid ka mid ah musharraxiinta ugu cad-cad ee ku guulaysan kara, iyo Xildhibaan Cabdulqaadir Cumar, kuwaas oo u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka 10-aad ee dalka .
Doorashadan ayaa muhiim u ah sababtoo ah waxay qayb ka tahay habka dimuqraadiga ah ee dalka, iyadoo Baarlamaanku uu doonayo inuu soo xulo hoggaamiye cusub oo hagaya shaqadiisa muddada soo socota. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay inuu doonayo inuu Baarlamaanka ka dhigo mid dijitaal ah, islamarkaana aan loo baahnayn waraaqaha is-xaadirinta, taasoo muujinaysa aragti cusub oo ku aaddan casriyeynta shaqada golaha.
Doorashada ayaa si habsami leh uga socota xarunta Baarlamaanka, iyadoo la filayo in codbixintu ay dhammaato maanta. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay, gaar ahaan agagaarka xarunta ay ka dhaceyso doorashada, si loo xaqiijiyo in ay si nabadeed u socoto .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Radio Dalsan
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.