Topic
Warkasta is tracking laba across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches aljeeriya, hal, and haween, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

London (Caasimada Online) – Nin Soomaali haysta dhalashada Britain ayaa Jimcihii iska fogeeyey saddex eedeyn oo isku day dil ah, oo laba ka mid ah la xiriiraan weerar mindi loo adeegsaday oo bishii April lagu dhaawacay laba nin oo Yuhuud ah oo ku sugnaa waqooyiga London. Essa Suleiman, oo 45 jir ah kuna dhashay London,…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa magaalada New York kulan laba geesood ah kula yeeshay Wasiirka Dowladda ah, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Jaaliyadda Qaranka ee Dibadda iyo Arrimaha Afrika ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Aljeeriya, Axmed Attaf.
BELEDWEYNE (Goobjoog News) — Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii miino dhulka lagu aasay ay saaka oo Arbaco ah ku qaraxday goob…

Nairobi (Caasimada Online) – Laba haween ah oo Soomaali ah ayaa lagu xiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib markii lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah uga dhoofinayeen dahab miisaankiisu gaarayay 658 garaam. Haweenka oo lagu kala magacaabo Shukri Cabdullaahi Maxamed iyo Farxiya Xuseen Sabriye ayaa la qabtay Jimcihii, xilli ay ku sugnaayeen garoonka caalamiga […] The post Kenya oo x