Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Lugatoor oo amray inaan Puntland laga taageeri karin DFS ciidamana looga qori karin.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa amar ku siiyey guddoomiyayaasha gobolada iyo degmooyinka in…

SO
Lugatoor oo amray inaan Puntland laga taageeri karin DFS ciidamana looga qori karin.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa amar ku siiyey guddoomiyayaasha gobolada in laga mamnuuco shirarka taageerada DFS iyo qorista ciidanka Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya.

Maxaa la shaaciyey

  1. Lugatoor ayaa sheegay in aan la oggolaan doonin in Puntland lagu burburiyo ama lagu dhibaateeyo.
  2. Wuxuu ku adkeeyey in shirar aan la qaban karin oo lagu taageerayo DFS.
  3. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in dadka Puntland ay taageersan yihiin dowladnimadooda.

Ma Xasan Sheekh oo waqtigiisii dhammaaday ayaa manta Puntland ciidamo looga qorayaa oo shirar looga abaabulayaa.

Ilyaas Cismaan Lugatoor
Puntland
2026-06-10

Sababta ay muhiim u tahay: Qoraalkan wuxuu muujinayaa isbedelada siyaasadeed ee Puntland iyo sida ay u aragto taageerada Dowladda Federalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa amar ku siiyey guddoomiyayaasha gobolada iyo degmooyinka in…

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa amar ku siiyey guddoomiyayaasha gobolada iyo degmooyinka in deegaamada Puntland laga mamnoocay qabashada shirarka lagu taageerayo DFS iyo qorista ciidanka loo diiwaangeliyo Dowladda Federalka ah ee Somalia.

Lugatoor ayaa ku dhawaaqay inaan cidna looga haybaysan doonin burburinta Puntland iyo abaabulka waxkasta oo lagu waxyeelaynayo nabadgelyada, jiritaanka iyo guud ahaanba dowladnimada Puntland ayna tallaabo ka qaadi doonaan.

“Ma Xasan Sheekh oo waqtigiisii dhammaaday ayaa manta Puntland ciidamo looga qorayaa oo shirar looga abaabulayaa, intiina xilalka haysa sidee nin Xamar ka yimid deegaankaagii kaaga adkaan karaa oo ciidamo looga qoranayaa xafiiska u bannee isagaa wax iska dhicinayee”, Ayuu yiri Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralpuntlandlugatoortaageeri
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.