Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Madaxda Xukunka Haysa iyo Baahida Aragti Fog
W/Q Cabdishakuur Shuceyb Mursal Dal kasta wuxuu u baahan yahay hoggaan aan ku koobnayn danaha maanta jira, balse ka fekera halka uu dalka gaari doono tobannaan sano kadib. Mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee dalalka dimuqraadiga ah waa marka madaxda xilka haysa ay mudnaanta siiyaan sii joogista kursiga, halkii ay xoogga saari lahaayeen... The post Madaxda Xukunka Haysa iyo Baahida Aragti Fog a

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
W/Q Cabdishakuur Shuceyb Mursal
Dal kasta wuxuu u baahan yahay hoggaan aan ku koobnayn danaha maanta jira, balse ka fekera halka uu dalka gaari doono tobannaan sano kadib. Mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee dalalka dimuqraadiga ah waa marka madaxda xilka haysa ay mudnaanta siiyaan sii joogista kursiga, halkii ay xoogga saari lahaayeen dhismaha hay’adaha iyo sharciyad waarta.
Danta Qaranka iyo Hay’adaha Dowladda
Arrimaha xasaasiga ah sida doorashooyinka, maxkamadda dastuuriga ah, iyo madaxbannaanida hay’adaha dowladda waa in lagu saleeyaa danta guud ee qaranka, ee aan lagu salayn dan siyaasadeed oo ku eg muddo-xileedka hoggaanka jooga. Haddii go’aannada noocaas ah loo qaato si ay ugu adeegaan soo noqoshada hoggaanka hadda jooga, waxaa dhaawacma kalsoonida shacabka, waxaa daciifa hay’adaha dowladda, waxaana adkaata in la helo nidaam caddaalad iyo isla xisaabtan leh.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Wardheer News
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.