Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qayb ka mid ah wadada Bacaadweyn-Gaalkacyo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray wejiga koowaad ee wadada laamiga dheer ee isku xira Bacaadweyn… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wejiga koowaad ee wadada Bacaadweyn-Gaalkacyo oo ah 20-KM.
Maxaa la shaaciyey
- Wejiga koowaad ee wadada Bacaadweyn-Gaalkacyo ayaa si casri ah loo dhisay.
- Wadada ayaa isku xirta deegaannada Heemo, Cagaaran, Horogle iyo laanta-dusmada.
- Madaxweyne Deni ayaa mas'uuliyiinta dowladda iyo shirkadaha dhisaya waddada ku booriyay in la dardargeliyo shaqada wejiga labaad.
“Madaxweyne Deni ayaa kula dardaarmay mas'uuliyiinta dowladda iyo shirkadaha dhisaya waddan in lasii dardargeliyo shaqada.”
Sababta ay muhiim u tahay: Wadadani waxay muhiim u tahay dhaqaalaha Puntland, maadaama ay xiriiriso Boosaaso iyo Gaalkacyo.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray wejiga koowaad ee wadada laamiga dheer ee isku xira Bacaadweyn iyo Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo si casri ah loo dhisay.
Wadada laamiga ah ee Bacaadweyn-Gaalkacyo qaybta xariga laga jaray ee la dhameystiray ayaa ah 20-KM oo isu mara deegaannada Heemo, Cagaaran, Horogle iyo laanta-dusmada, dowladda Puntland ayaana mashruucan hirgelisay.
Madaxweyne Deni ayaa kula dardaarmay mas’uuliyiinta dowladda iyo shirkadaha dhisaya waddan in lasii dardargeliyo shaqada, lana dhamaystiro wejiga labaad ee harsan oo isna dhan 20-KM.
Madaxweyne Deni ayaa lagu ammaanaa intii uu talada hayay in uu wax weyn ka qabtay wadada lafdhabarta u ah dhaqaalaha Puntland ee xiriirisa Boosaaso ilaa Gaalkacyo, taas oo muddo burbursanayd.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.