Topic
Warkasta is tracking xukunka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches economy and saaxiibkiis, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum Ex Dable Booliska Libaan Nuux Sooc oo ay kawada tirsanaayeen Ciidanka laanta ilaalada canshuuraha, falkaasi oo ka dhacay degmadda Xamar jajab, taariikhdu markii ay aheyd labo iyo tobankii bishii todobaad…