Madaxweynaha dalka mudane xasan oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Ciidanka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa loo dhisayaa qaab casri ah, iyadoo ka koobnaan doonta dhammaan qaybaha lagama maarmaanka u ah xarun waxbarasho oo heer jaamacadeed ah, sida kulliyado kala duwan, xarumo cilmi-baaris, goobo tababar iyo deegaan, waxaana hirgalinteeda Soomaaliya ka taageeraya dowladda Shiinaha.
- Madaxweynaha ayaa sidoo kale dhagax-dhigay dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay fulinayaan Hoggaanka Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka, kana koobnaan doona saddex dabaq oo loo dhammeystirayo adeegyada caafimaad ee looga baahan yahay isbitaal casri ah, si loo xoojiyo daryeelka caafimaad ee ciidamada iyo bahda kale ee adeegga ka hela.
- Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bogaadiyey Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed dadaalka ay ku bixiyeen dib-u-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha ciidamada, taasi oo suurtagelisay in muddo kaddib ay hay’adahaasi awood u yeeshaan qorsheynta iyo fulinta mashaariic waaweyn oo wax ka taraya tayeynta ciidamada, kor u qaadista aqoontooda iyo daryeelkooda caafimaad.
- Ugu dambayn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dib u hawlgeliyey Hoggaanka Dhismaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si loo dardargeliyo howlaha dhismaha, dayactirka iyo horumarinta kaabayaasha ciidamada.
Sida ay sheegtay Jowhar
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay waqtiga la filayo in la dhameystiro Jaamacadda Difaaca Qaranka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka.
- Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa loo dhisayaa qaab casri ah, iyadoo ka koobnaan doonta dhammaan qaybaha lagama maarmaanka u ah xarun waxbarasho oo heer jaamacadeed ah.
- Madaxweynaha ayaa sidoo kale dhagax-dhigay dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Madaxweynaha dalka mudane xasan oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Ciidanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka, oo hirgelinteedu ku timid aragtida iyo qorshaha Madaxweynaha ee tayeynta aqoonta iyo xirfadaha difaaca dalka, taasi oo soo saari-doonta aqoonyahanno Soomaaliyeed oo leh xirfad iyo karti ay ugu adeegaan difaaca iyo ilaalinta qaranka.
Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa loo dhisayaa qaab casri ah, iyadoo ka koobnaan doonta dhammaan qaybaha lagama maarmaanka u ah xarun waxbarasho oo heer jaamacadeed ah, sida kulliyado kala duwan, xarumo cilmi-baaris, goobo tababar iyo deegaan, waxaana hirgalinteeda Soomaaliya ka taageeraya dowladda Shiinaha.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale dhagax-dhigay dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay fulinayaan Hoggaanka Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka, kana koobnaan doona saddex dabaq oo loo dhammeystirayo adeegyada caafimaad ee looga baahan yahay isbitaal casri ah, si loo xoojiyo daryeelka caafimaad ee ciidamada iyo bahda kale ee adeegga ka hela.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bogaadiyey Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed dadaalka ay ku bixiyeen dib-u-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha ciidamada, taasi oo suurtagelisay in muddo kaddib ay hay’adahaasi awood u yeeshaan qorsheynta iyo fulinta mashaariic waaweyn oo wax ka taraya tayeynta ciidamada, kor u qaadista aqoontooda iyo daryeelkooda caafimaad.
Ugu dambayn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dib u hawlgeliyey Hoggaanka Dhismaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si loo dardargeliyo howlaha dhismaha, dayactirka iyo horumarinta kaabayaasha ciidamada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka.
- Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa loo dhisayaa qaab casri ah, iyadoo ka koobnaan doonta dhammaan qaybaha lagama maarmaanka u ah xarun waxbarasho oo heer jaamacadeed ah.
- Madaxweynaha ayaa sidoo kale dhagax-dhigay dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
- oo ay fulinayaan Hoggaanka Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka, kana koobnaan doona saddex dabaq oo loo dhammeystirayo adeegyada caafimaad ee looga baahan yahay isbitaal casri ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan mashaariicda.
- Eedeymaha ku saabsan taageerada dowladda Shiinaha ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan waqtiga la filayo in la dhameystiro mashaariicdan.
Gunaanadka akhristaha
Dhagax-dhigga Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka ayaa muujinaya dadaallada socda ee lagu xoojinayo awoodaha difaaca Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay waqtiga la filayo in la dhameystiro Jaamacadda Difaaca Qaranka?
- Sidee dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka u saameyn doonaa adeegyada caafimaadka ee ciidamada?
- Waa maxay taageerada gaarka ah ee dowladda Shiinaha ay bixineyso mashaariicdan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dalka · qaranka · dhismaha
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada