Xasan Sheekh oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiXasan Sheekh ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa lagu dhisayaa aragtida iyo qorshaha Madaxweynaha ee tayeynta aqoonta iyo xirfadaha dhinaca difaaca dalka, iyadoo la doonayo in ay soo saarto aqoonyahanno iyo saraakiil Soomaaliyeed oo leh xirfad iyo karti ay ugu adeegaan difaaca iyo ilaalinta qaranka.
- Jaamacaddan ayaa loo dhisayaa qaab casri ah, waxaana ay ka koobnaan doontaa kulliyado kala duwan, xarumo cilmi-baaris, goobo tababar iyo deegaan, iyo dhammaan adeegyada lagama maarmaanka u ah xarun waxbarasho oo heer jaamacadeed ah.
- Dhanka kale, Madaxweynaha ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo ay fulinayaan Hoggaanka Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka.
- Dib-u-dhiska isbitaalkan ayaa muhiim u ah xoojinta daryeelka caafimaad ee ciidamada xoogga dalka iyo qeybaha kale ee bulshada ee adeegyada caafimaad ka hela xaruntaasi.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay waqtiga la filayo in la dhameystiro Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska isbitaalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xasan Sheekh ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka.
- Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa lagu dhisayaa aragtida iyo qorshaha Madaxweynuhu ee tayeynta aqoonta iyo xirfadaha dhinaca difaaca dalka.
- Isbitaalka ayaa ka koobnaan doona saddex dabaq, waxaana loo dhammaystiri doonaa dhammaan adeegyada caafimaad ee looga baahan yahay isbitaal casri ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka Soomaaliyeed iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo qeyb ka ah qorshaha dowladda ee lagu horumarinayo tayada, aqoonta iyo adeegyada ciidamada qalabka sida.
Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa lagu dhisayaa aragtida iyo qorshaha Madaxweynaha ee tayeynta aqoonta iyo xirfadaha dhinaca difaaca dalka, iyadoo la doonayo in ay soo saarto aqoonyahanno iyo saraakiil Soomaaliyeed oo leh xirfad iyo karti ay ugu adeegaan difaaca iyo ilaalinta qaranka.
Jaamacaddan ayaa loo dhisayaa qaab casri ah, waxaana ay ka koobnaan doontaa kulliyado kala duwan, xarumo cilmi-baaris, goobo tababar iyo deegaan, iyo dhammaan adeegyada lagama maarmaanka u ah xarun waxbarasho oo heer jaamacadeed ah. Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya ka taageeraysa hirgelinta mashruucan.
Dhanka kale, Madaxweynaha ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo ay fulinayaan Hoggaanka Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka. Isbitaalka ayaa ka koobnaan doona saddex dabaq, waxaana loo dhammaystiri doonaa dhammaan adeegyada caafimaad ee looga baahan yahay isbitaal casri ah.
Dib-u-dhiska isbitaalkan ayaa muhiim u ah xoojinta daryeelka caafimaad ee ciidamada xoogga dalka iyo qeybaha kale ee bulshada ee adeegyada caafimaad ka hela xaruntaasi.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed dadaalka ay ku bixinayaan dib-u-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha ciidamada, isaga oo xusay in horumarkaasi uu suurageliyey in hay’adahaasi ay muddo kaddib awood u yeeshaan qorsheynta iyo fulinta mashaariic waaweyn oo wax ka taraya tayeynta ciidamada, kor u qaadista aqoontooda iyo daryeelkooda caafimaad.
Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dib u hawlgeliyey Hoggaanka Dhismaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si loo dardargeliyo howlaha dhismaha, dayactirka iyo horumarinta kaabayaasha ciidamada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xasan Sheekh ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Xasan Sheekh ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka.
- Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa lagu dhisayaa aragtida iyo qorshaha Madaxweynuhu ee tayeynta aqoonta iyo xirfadaha dhinaca difaaca dalka.
- Isbitaalka ayaa ka koobnaan doona saddex dabaq, waxaana loo dhammaystiri doonaa dhammaan adeegyada caafimaad ee looga baahan yahay isbitaal casri ah.
- Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya ka taageeraysa hirgelinta mashruucan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan mashaariicda.
- Eedeymaha ku saabsan taageerada dowladda Shiinaha ma ahan kuwo si madax-bannaan loo xaqiijiyey.
- Faahfaahinta ku saabsan waqtiga la filayo in mashaariicda la dhameystiro lama bixinin.
Gunaanadka akhristaha
Hawlgallada Xasan Sheekh waxay ujeedadoodu tahay in la xoojiyo awoodaha ciidamada qalabka sida Soomaaliya iyada oo loo marayo horumarinta waxbarashada iyo daryeelka caafimaadka.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay waqtiga la filayo in la dhameystiro Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska isbitaalka?
- Sidee ayaa mashaariicda loo maalgelin doonaa marka laga reebo taageerada dowladda Shiinaha?
- Maxay yihiin horumarrada gaarka ah ee la filayo in lagu sameeyo adeegyada ay bixiso Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · jaamacadda · difaaca · dhagax
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Madaxweynaha dalka mudane xasan oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Ciidanka
Jowhar
- Hindiya oo sheegtay in ay Soomaaliya ka taageerayso dagaalka Ka dhanka ah Kooxda AS iyo arrimaha la xiriira Difaaca dalka
Hiiraanweyn
- Dib u dhac ku yimid shirkii uu iclaamiyay Xasan Sheekh + Sababta
Caasimada Online