Madaxweynaha FIFA oo Amma amay Xulka Soomaaliya U-15
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiMadaxweynaha FIFA, Gianni Infantino, ayaa ammaanay ciyaartoyda da’da yar ee xulka qaranka Soomaaliya U-15, kaddib bandhigga wanaagsan oo ay ka sameeyeen tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026 ee Baku, Azerbaijan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha (FIFA), Gianni Infantino, oo si toos ah u daawanayay kulan adag oo wareegga afar-dhammaadka (Semi-final) ah oo dhex maray xulalka Soomaaliya iyo Canada, ayaa bogaadiyay kartida, dadaalka iyo heerka ciyaareed ee ay soo bandhigeen wiilasha Soomaaliyeed, kuwaas oo tartankan ku muujiyay xirfad, karti iyo awood ciyaareed.
- Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka (CECAFA), Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine).
- Joogitaanka Madaxweynaha FIFA iyo hoggaanka xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaana muujineysa muhiimadda uu tartankani u leeyahay horumarinta kubadda cagta da’yarta, kobcinta hibada ciyaartoyda Soomaaliyeed iyo abuurista fursado ay kula tartamaan xulalka dalalka kale.
- Xulka Soomaaliya U-15 ayaa tartanka ka sameeyay bandhig muuqda, iyagoo guulo ka gaaray dhowr kulan oo ay ciyaareyn , taas oo sare u qaadday rajada laga qabo mustaqbalka kubadda cagta da’yarta Soomaaliya.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa aqoonsiga xulka Soomaaliya U-15 ee FIFA, taasoo dhiirrigelin karta maalgelin dheeraad ah oo lagu sameeyo kubadda cagta da’yarta Soomaaliya.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin guulaha gaarka ah ee xulka Soomaaliya U-15 ay ka gaareen tartanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha FIFA, Gianni Infantino, ayaa ammaanay ciyaartoyda da’da yar ee xulka qaranka Soomaaliya U-15, kaddib bandhigga wanaagsan oo ay ka sameeyeen tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026.
- Xulka Soomaaliya U-15 ayaa muujiyay xirfad, karti iyo awood ciyaareed intii lagu jiray tartanka.
- Joogitaanka Madaxweynaha FIFA iyo hoggaanka xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaana muujineysa muhiimadda uu tartankani u leeyahay horumarinta kubadda cagta da’yarta.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Khamiis 29 Aktoobar 2026 {HMC} Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA), Gianni Infantino, ayaa ammaanay ciyaartoyda da’da yar ee xulka qaranka Soomaaliya U-15, kaddib bandhigga wanaagsan oo ay ka sameeyeen tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026, oo ka socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan.
Madaxweynaha (FIFA), Gianni Infantino, oo si toos ah u daawanayay kulan adag oo wareegga afar-dhammaadka (Semi-final) ah oo dhex maray xulalka Soomaaliya iyo Canada, ayaa bogaadiyay kartida, dadaalka iyo heerka ciyaareed ee ay soo bandhigeen wiilasha Soomaaliyeed, kuwaas oo tartankan ku muujiyay xirfad, karti iyo awood ciyaareed.
Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka (CECAFA), Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine).
Joogitaanka Madaxweynaha FIFA iyo hoggaanka xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaana muujineysa muhiimadda uu tartankani u leeyahay horumarinta kubadda cagta da’yarta, kobcinta hibada ciyaartoyda Soomaaliyeed iyo abuurista fursado ay kula tartamaan xulalka dalalka kale.
Xulka Soomaaliya U-15 ayaa tartanka ka sameeyay bandhig muuqda, iyagoo guulo ka gaaray dhowr kulan oo ay ciyaareyn , taas oo sare u qaadday rajada laga qabo mustaqbalka kubadda cagta da’yarta Soomaaliya.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha FIFA, Gianni Infantino, ayaa ammaanay ciyaartoyda da’da yar ee xulka qaranka Soomaaliya U-15, kaddib bandhigga wanaagsan oo ay ka sameeyeen tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026 ee Baku, Azerbaijan.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha FIFA, Gianni Infantino, ayaa ammaanay ciyaartoyda da’da yar ee xulka qaranka Soomaaliya U-15, kaddib bandhigga wanaagsan oo ay ka sameeyeen tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026.
- Xulka Soomaaliya U-15 ayaa muujiyay xirfad, karti iyo awood ciyaareed intii lagu jiray tartanka.
- Joogitaanka Madaxweynaha FIFA iyo hoggaanka xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaana muujineysa muhiimadda uu tartankani u leeyahay horumarinta kubadda cagta da’yarta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha xulka Soomaaliya U-15 ama dhinacyada kale.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin hadallada Gianni Infantino iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan natiijooyinka kulammada xulka ama guud ahaan waxqabadka tartanka lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Aqoonsiga Madaxweynaha FIFA wuxuu muujinayaa talaabo togan oo loogu talagalay horumarinta kubadda cagta Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin guulaha gaarka ah ee xulka Soomaaliya U-15 ay ka gaareen tartanka?
- Sidee ayey aqoonsigan u saameyn doontaa mustaqbalka kubadda cagta da’yarta Soomaaliya?
- Ma jiraan qorsheyaal dheeraad ah oo lagu taageerayo ama lagu horumarinayo xulka Soomaaliya U-15?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa aqoonsiga xulka Soomaaliya U-15 ee FIFA, taasoo dhiirrigelin karta maalgelin dheeraad ah oo lagu sameeyo kubadda cagta da’yarta Soomaaliya.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · madaxweynaha · xulka · fifa
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada