Topic
Warkasta is tracking xulka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhiirrigelin, kaalinta, and kaddib, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa caawa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah u sameeyey ciyaartoyda xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano, kuwaas oo guul taariikhi ah ka soo hooyey tartanka CECAFA U-17 ee dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa…

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa ku dhameystay Kaalinta Labaad ee tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA U-17, kaddib markii ay guuldaro kala kulmeen dhiggooda Uganda oo kaga adkaaday rigooreyaal 6-5 ah. Ciyaartoyda Ocean Stars ayaa soo bandhigay ciyaar heer sare ah oo ay ka…