Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Somali National TVgeneral

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar Casho Sharaf ugu Sameeyay Saxafiyiinta iyo Hobollada Qaranka Waaberi

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah ku maamuusay bahda warbaahinta, Hobollada Qaranka Waaberi iyo marti sharaf kale oo magaalada Jowhar u yimid ka qeybgalka xarig-jarka mashaariic kala duwan Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Hirshabeelle, Maxamed Shuuriye Nuur, ayaa Madaxweynaha hortiisa ku ammaanay sax

SO
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar Casho Sharaf ugu Sameeyay Saxafiyiinta iyo Hobollada Qaranka Waaberi
Sawir / xog muuqaal ah · Somali National TV

Madaxweynaha Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen, ayaa casho sharaf ku maamuusay saxafiyiinta iyo Hobollada Qaranka Waaberi magaalada Jowhar.

Maxaa la shaaciyey

  1. Madaxweynaha ayaa ammaanay saxafiyiinta iyo fanaaniinta doorka ay ka qaateen horumarka Hirshabeelle.
  2. Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in warbaahinta ay bulshada gaarsiiyeen muuqaallo muujinaya horumarka Jowhar.
  3. Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa uga mahadceliyay dhammaan martidii ka qeyb gashay munaasabadda.

“Warbaahinta Qaranka iyo tan madaxa-bannaan ee Jowhar timid waxay bulshada u gudbiyeen sawir dhab ah oo ka tarjumaya horumarka ka socda Hirshabeelle.”

Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen, Maxamed Shuuriye Nuur, Ismaaciil Mukhtaar Oronjo +2
Jowhar
2026-06-14

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay ka warqabaan horumarka ka socda Hirshabeelle iyo doorka warbaahinta ee gaarsiinta macluumaadka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Somali National TV

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah ku maamuusay bahda warbaahinta, Hobollada Qaranka Waaberi iyo marti sharaf kale oo magaalada Jowhar u yimid ka qeybgalka xarig-jarka mashaariic kala duwan

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Hirshabeelle, Maxamed Shuuriye Nuur, ayaa Madaxweynaha hortiisa ku ammaanay saxafiyiinta iyo fanaaniinta doorka ay ka qaateen munaasabadihii lagu soo bandhigay horumarka ka socda Hirshabeelle.

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed (SONNA), Ismaaciil Mukhtaar Oronjo, oo goobta ka hadlay, ayaa sheegay in warbaahinta dowladda iyo tan madaxa-bannaan ay bulshada gaarsiiyeen muuqaallo muujinaya horumarka ka jira Jowhar.

“Warbaahinta Qaranka iyo tan madaxa-bannaan ee Jowhar timid waxay bulshada u gudbiyeen sawir dhab ah oo ka tarjumaya horumarka ka socda Hirshabeelle,” ayuu yiri Agaasime Oronjo.

Isha: Somali National TV. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Somali National TV
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralmadaxweynahajowharsharaf
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.