Topic
Warkasta is tracking sharaf across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches duqa, jowhar, and madaxweynaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa xalay hoygiisa ku sameeyay casho-sharaf uu ku maamuusayay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda aan walaalaha iyo saaxiibka nahay ee Jabuuti u fadhinaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Cusmaan Dubbad Sugulle. Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Danjiraha cusub mar kale ugu hamb

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah ku maamuusay bahda warbaahinta, Hobollada Qaranka Waaberi iyo marti sharaf kale oo magaalada Jowhar u yimid ka qeybgalka xarig-jarka mashaariic kala duwan Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Hirshabeelle, Maxamed Shuuriye Nuur, ayaa Madaxweynaha hortiisa ku ammaanay sax

Jun 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa munaasabad sagootin ah aqalka madaxtooyadda ugu sameeyay bahda Warbaahinta, Hoballada Qaranka Waberi iyo marti-sharaf kale oo magaalada Jowhar u yimid xarig-jarka mashaariicda kala duwan. Ugu horeyn Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee Telefishinka Universal Cabdullaahi Xersi Kulmiye ayaa t