Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Guddoomiyaha ayaa Madaxweynaha warbixin ka siisay halka uu marayo dhismaha iyo hawlgelinta Guddiga, waxqabadkii lixdii bilood ee la soo dhaafay, iyo dadaallada lagu dhisayo hay’ad qaran oo madax-bannaan, hufan, isla markaana lagu kalsoonaan karo.
- Kulanka waxaa sidoo kale looga hadlay caqabadaha horyaalla Guddiga, xoojinta wada-shaqaynta hay’adaha dowladda, iyo sidii loo heli lahaa taageerada lagama maarmaanka u ah in Guddigu si madax-bannaan oo wax-ku-ool ah u guto waajibaadkiisa dastuuriga ah.
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiye Dr.
- Maryan Qaasim Axmed.
Sida ay sheegtay Somali National TV

Qodobbada warbixinta
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed.
Guddoomiyaha ayaa Madaxweynaha warbixin ka siisay halka uu marayo dhismaha iyo hawlgelinta Guddiga, waxqabadkii lixdii bilood ee la soo dhaafay, iyo dadaallada lagu dhisayo hay’ad qaran oo madax-bannaan, hufan, isla markaana lagu kalsoonaan karo.
Kulanka waxaa sidoo kale looga hadlay caqabadaha horyaalla Guddiga, xoojinta wada-shaqaynta hay’adaha dowladda, iyo sidii loo heli lahaa taageerada lagama maarmaanka u ah in Guddigu si madax-bannaan oo wax-ku-ool ah u guto waajibaadkiisa dastuuriga ah.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiye Dr. Maryan Qaasim ayaa adkeeyay muhiimadda ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha, xoojinta isla-xisaabtanka iyo ku dhaqanka sharciga iyo dhismaha hay’ado qaran oo waara oo ilaaliya xuquuqda iyo karaamada shacabka Soomaaliyeed.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qaabilay · madaxa · guddiga