Topic
Warkasta is tracking qaabilay across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches caalamka, ciidanka, and dhaqanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jabuuti. Duqa Muqdisho ayaa Madaxweyne Geelle gaarsiiyay salaan uu ka siday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sidoo kale uga warbixiyay horumarrada ka socda Muqdisho. Madaxweyne Geelle ayaa…

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee ka howlgala Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Claude K. Tudor Jr. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga iyo howlgallada, gaar ahaan taageerada iyo horumarinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Sidoo kale, labada dhinac a

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Muslimiinta, Dr. Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Raabidada Caalamka Islaamka, gaar ahaan dadaallada
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee…
MUQDISHO (Goobjoog News) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaas oo uu…

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka muhiimka ah ee odeyaasha dhaqanka ay ka qaadanayaan qabsoomidda gogosha dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo xoojinta wadajirka bulshada reer Koonfur Galbeed. Hoggaa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed. Guddoomiyaha ayaa Madaxweynaha warbixin ka siisay halka uu marayo dhismaha iyo hawlgelinta Guddiga, waxqabadkii lixdii bilood ee la soo dhaafay, iyo dadaallada lagu dhisayo hay’ad qaran