Madaxweynaha Turkiga oo qaaday tallaabo ka farixisay Soomaaliya
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Madaxweynaha Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa saxiixay mashruuca dhismaha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Ankara, taasoo si weyn loogu soo dhaweeyay dowladda Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayErdogan ayaa ansixiyay oggolaanshaha miisaaniyadda ku baxaysa ashruuca dhismaha Safaaradda ee safaaradda Soomaaliya, iyadoo ay si wayn usoo dhaweysay dowladda federaalka.
- War qoraal ah oo kasoo baxay safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay tahay mid muhiim ah oo loo qaaday dhismaha xarunta cusub ee safaaradda, iyada oo la filayo inuu dhawaan ka bilowdo magaalada Ankara ee dalkaasi.
- Go’aan la gaaray“Waxaa farxad weyn inoo ah in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Türkiye, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, uu saxiixay oggolaanshaha miisaaniyadda mashruuca dhismaha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Ankara.
- Sidoo kale, waxay intaas ku dartay in mashruucan uu astaan u yahay xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga qotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xoojinta xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, gaar ahaan iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay waqtiga gaarka ah ee la filayo in dhismaha safaaradda la bilaabo?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa saxiixay mashruuca dhismaha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Ankara.
- Dowladda Turkiga ayaa ansixisay oggolaanshaha miisaaniyadda ku baxaysa ashruuca dhismaha Safaaradda ee safaaradda Soomaaliya.
- War qoraal ah oo kasoo baxay safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay tahay mid muhiim ah oo loo qaaday dhismaha xarunta cusub ee safaaradda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta qaaday tallaabo ka farxisay Soomaaliya, kadib markii uu saxiixay mashruuca dhismaha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Ankara.
Erdogan ayaa ansixiyay oggolaanshaha miisaaniyadda ku baxaysa ashruuca dhismaha Safaaradda ee safaaradda Soomaaliya, iyadoo ay si wayn usoo dhaweysay dowladda federaalka.
War qoraal ah oo kasoo baxay safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay tahay mid muhiim ah oo loo qaaday dhismaha xarunta cusub ee safaaradda, iyada oo la filayo inuu dhawaan ka bilowdo magaalada Ankara ee dalkaasi.
“Waxaa farxad weyn inoo ah in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Türkiye, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, uu saxiixay oggolaanshaha miisaaniyadda mashruuca dhismaha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Ankara. Tallaabadan muhiimka ah ayaa waddada u xaareysa hirgelinta mashruuca dhismaha xarunta cusub ee Safaaradda Soomaaliya, kaas oo la filayo inuu dhawaan ka bilowdo magaalada Ankara,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga.
Sidoo kale, waxay intaas ku dartay in mashruucan uu astaan u yahay xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga qotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya kala shaqeysa arrimaha difaaca iyo amniga badda, iyadoo taageerada ay bixiso ay qayb ka tahay xiriirka istaraatiijiyadeed ee labada dal iyo dadaallada lagu horumarinayo awoodda hay’adaha amniga Soomaaliya.
Si kastaba, xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ah mid xooggan, iyadoo labada dowladood ay iska kaashanayaan tababarka ciidamada, tayeynta awooddooda iyo sugidda amniga.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa saxiixay mashruuca dhismaha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Ankara, taasoo si weyn loogu soo dhaweeyay dowladda Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa saxiixay mashruuca dhismaha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Ankara.
- Dowladda Turkiga ayaa ansixisay oggolaanshaha miisaaniyadda ku baxaysa ashruuca dhismaha Safaaradda ee safaaradda Soomaaliya.
- War qoraal ah oo kasoo baxay safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay tahay mid muhiim ah oo loo qaaday dhismaha xarunta cusub ee safaaradda.
- Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ah mid xooggan, iyadoo labada dowladood ay iska kaashanayaan tababarka ciidamada, tayeynta awooddooda iyo sugidda amniga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dowladda Turkiga oo ku saabsan muhiimadda mashruucan.
- Maqaalku ma xusin wax caqabado ama dhaleecayn ah oo la xiriira mashruuca.
Gunaanadka akhristaha
Saxiixa mashruuca dhismaha safaaradda wuxuu muujinayaa xiriir sii xoogaysanaya oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay waqtiga gaarka ah ee la filayo in dhismaha safaaradda la bilaabo?
- Ma jiraan mashaariic kale oo qorsheysan oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga?
- Sidee ayey mashruucan u saameyn doontaa bulshada deegaanka ee Ankara?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xoojinta xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, gaar ahaan iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · madaxweynaha · soomaaliya · tallaabo
Sii akhri
- Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shirka Cimilada Adduunka ee COP31 oo ka dhacay Turkiga
Shabelle Media
- Golaha Wasiirrada oo go’aanno ka soo saaray weerarrada qaawan ee Imaaraatka ku hayo Soomaaliya
Shabelle Media
- Soomaaliya iyo Sweden oo Oslo ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga labada dal
Shabelle Media