Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay nabadoonnada Mudug
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka Mudug. Kulanka… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka Mudug.
Maxaa la shaaciyey
- Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amniga iyo horumarka gobolka Mudug.
- Dowladda Puntland waxay ka waddaa mashaariic horumarineed, oo ay ka mid yihiin dhamaystirka jidka isku xira Gaalkacyo iyo Garoowe.
- Madaxweyne Deni ayaa adkeeyey in la sii xoojiyo amniga iyo xasilloonida gobolka.
“Madaxweyne Deni ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo amniga iyo xasilloonida.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan horumarka iyo amniga gobolka Mudug.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka Mudug.
Kulanka ayaa la sheegay in looga hadlay xaaladda guud ee gobolka Mudug, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo horumarka sida mashaariicda horumarineed ee dowladda Puntland ka waddo fobolka Mudug, oo ay ka midyihiin dhamaystirka jidka isku xira Gaalkacyo iyo Garoowe iyo mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo oo dhawaan bilaaban doona.
Madaxweyne Deni ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo amniga iyo xasilloonida, lana dardargeliyo mashaariicda horumarineed ee wax-ku-oolka u ah bulshada Gobolka Mudug.
Kulanka waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan golayaasha dowladda Puntland iyo mas’uuliyiinta gobolka Mudug & kan degmada Gaalkacyo.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.