Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo. Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xilka kala wareegay Mudane Jibriil Cabdirashiid […

SO
Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Madaxweyne Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay.

Maxaa la shaaciyey

  1. Munaasabad xil wareejin ah ayaa ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo.
  2. Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa xilka kala wareegay Mudane Sheekh Aadan Madoobe.
  3. Hoggaamiyaha cusub ayaa ballanqaaday inuu sii wadi doono dadaallada lagu xoojinayo nabadda iyo horumarka.

Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa uga mahadceliyey Hoggaamiyihii ku-meel-gaarka ahaa shaqadii iyo dadaalkii uu geliyey xilliga kala guurka.

Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)
Magaalada Baydhabo
2026-06-11

Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujineysaa isbeddelka hoggaamineed ee Dowladda Koonfur Galbeed iyo dadaallada lagu xoojinayo nabadda iyo horumarka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Baydhabo, 11,Juun 2026 : Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo.

Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xilka kala wareegay Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo muddooyinkii la soo dhaafay hoggaaminayey Dowladda Koonfur Galbeed si ku-meel-gaar ah.

Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Dowladda Koonfur Galbeed, xubno ka socday hay’adaha dowladda, siyaasiyiin, odayaal dhaqameed iyo marti sharaf kale.

Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa Hoggaamiyaha cusub ku wareejiyey dukumiintiyada iyo masuuliyadaha xafiiska, isaga oo ugu hambalyeeyey xilka loo doortay, una rajeeyey inuu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralwareegayxilkaaadan
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.