Topic
Warkasta is tracking wareegay across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches koonfur, aadan, and dib, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib ula wareegay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay fariisimo waaweyn ku lahaayeen kooxaha Khawaarijta. Howlgalka ayaa ciidamada u suurtageliyay inay Khawaarijta ka saaraan godadkii iyo fariisimihii ay ku dhuumaaleysanayeen, iyadoo lagu soo warramayo in cadowgu uu halkaasi uga cararay j

Maamulkii hore ee Cabdicasiis Laftagareen ayaa la wareegay warfaafinta madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed ee hadda hoggaamiyo Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).… Sii akhri

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11 Juun 2026 – Munaasabad lagu xil wareejinayo Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, madaxda dowlad gobolee

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo. Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xilka kala wareegay Mudane Jibriil Cabdirashiid […