Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil
Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda. The post Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil first appeared on Radio Dalsan .

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno si guul leh u dhammeystay sanad waxbarashadooda ciidan ee Dugsiga Tababarka ee TURKSOM. Madaxweynaha ayaa daawaday dhoolatus ciidan oo ay wadajir u sameeyeen Saraakiisha, Saraakiil-xigeenada iyo colalkii ay hoggaamin lahaayeen.
Tababarkan ayaa muhiim u ah xilligan, sababtoo ah waxa uu ka dhigan yahay tallaabo cusub oo ay Dowladda Soomaaliya uga sii dhowaanayso dib-u-dhiska iyo casriyeynta Ciidanka Xoogga Dalka, iyadoo la xoojinayo awoodda iyo xirfadaha ciidamada si ay uga jawaabaan caqabadaha amni ee dalka ka jira.
Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay xafladda qalin-jabinta ayaa ku bogaadiyay dadaalka, adkaysiga iyo hufnaanta ay muujiyeen saraakiishu muddadii uu tababarkoodu socday. Wuxuu yidhi: “Waxaad tihiin hoggaamiyeyaasha berri ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, lagana sugayo inaad si daacadnimo, aqoon iyo waddaniyad ku dheehan tahay ugu adeegtaan qarankooda.”
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Radio Dalsan
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.