Topic
Warkasta is tracking xiray across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches madaxweyne, ceelbaraf, and gorgor, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay dilka naxdinta leh ee askari ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed loogu geystay deegaanka Ceelbaraf, isagoo dhacdada ku tilmaamay mid ka tarjumaysa xaaladda amni iyo dowladnimo ee dalka. Shariif ayaa marka hore tacsi tiiraanyo leh u diray waalidka, qoyska, […] The post SHA

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii. The post Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure first appeared on Radio Dalsan .

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor, The post Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga first appeared on Radio Dalsan .

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda. The post Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil first appeared on Radio Dalsan .