Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay in caasimadda Hirshabeelle loo wareejinayo gobolka Hiiraan
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhawaaqay in caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle loo wareejinayo gobolka Hiiraan xilli uu ka hadlayay munaasabadda caleema-saarka ee ka dhacday Jowhar.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha ayaa arrintan kaga dhawaaqay munaasabadda caleema-saarka hoggaanka dib loo doortay ee Hirshabeelle, oo ka dhacday magaalada Jowhar, taas oo lagu caleema-saaray Hoggaamiyaha Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen, Hoggaamiye Ku-xigeenka, Cabdifitaax Xasan Afrax, iyo Guddoonka Golaha Wakiillada.
- Go’aankan ayaa yimid xilli magaalada Beledweyne ay ka socdaan abaabul iyo dhaqdhaqaaqyo looga soo horjeedo maamulka Hirshabeelle, kuwaas oo salka ku haya tabashooyin siyaasadeed oo ay qabaan qaar ka mid ah bulshada gobolka Hiiraan.
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlayay sidii xal loogu heli lahaa tabashooyinka reer Hiiraan ayaa sheegay in caasimadda maamulka Hirshabeelle la siinayo gobolka Hiiraan, iyadoo arrintaas loo marayo habraacyada lagama maarmaanka ah iyo nidaamka dowliga ah.
- “Walaalaha reer Hiiraan ee tabashada qaba waxaan leeyahay, caasimaddii waa la idiin siiyay, iyadoo dhammaystirka arrintaas loo mari doono habraacyada dowliga ah, waxaana muhiim ah in aad soo bandhigtaan magaalo-madax u qalanta caasimad, isla markaana ay si wadajir ah ugu wada noolaan karaan madaxda iyo dhammaan bulshada deggan maamulka,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin habraacyada gaarka ah ee la raacayo si loo wareejiyo caasimadda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhawaaqay in caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle loo wareejinayo gobolka Hiiraan.
- Go'aankan ayaa yimid xilli magaalada Beledweyne ay ka socdaan abaabul iyo dhaqdhaqaaqyo looga soo horjeedo maamulka Hirshabeelle.
- Madaxweynaha ayaa sidoo kale ugu baaqay bulshada gobolka Hiiraan inay ka shaqeeyaan amniga iyo xasilloonida magaalada Beledweyne.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jowhar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay go’aan lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kaddib markii uu sheegay in caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle la siinayo reer Hiiraan.
Madaxweynaha ayaa arrintan kaga dhawaaqay munaasabadda caleema-saarka hoggaanka dib loo doortay ee Hirshabeelle, oo ka dhacday magaalada Jowhar, taas oo lagu caleema-saaray Hoggaamiyaha Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen, Hoggaamiye Ku-xigeenka, Cabdifitaax Xasan Afrax, iyo Guddoonka Golaha Wakiillada.
Go’aankan ayaa yimid xilli magaalada Beledweyne ay ka socdaan abaabul iyo dhaqdhaqaaqyo looga soo horjeedo maamulka Hirshabeelle, kuwaas oo salka ku haya tabashooyin siyaasadeed oo ay qabaan qaar ka mid ah bulshada gobolka Hiiraan.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlayay sidii xal loogu heli lahaa tabashooyinka reer Hiiraan ayaa sheegay in caasimadda maamulka Hirshabeelle la siinayo gobolka Hiiraan, iyadoo arrintaas loo marayo habraacyada lagama maarmaanka ah iyo nidaamka dowliga ah.
“Walaalaha reer Hiiraan ee tabashada qaba waxaan leeyahay, caasimaddii waa la idiin siiyay, iyadoo dhammaystirka arrintaas loo mari doono habraacyada dowliga ah, waxaana muhiim ah in aad soo bandhigtaan magaalo-madax u qalanta caasimad, isla markaana ay si wadajir ah ugu wada noolaan karaan madaxda iyo dhammaan bulshada deggan maamulka,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale ugu baaqay bulshada gobolka Hiiraan inay ka shaqeeyaan amniga iyo xasilloonida magaalada Beledweyne, si looga gudbo xiisadaha jira, loona helo jawi u saamaxaya in xal waara laga gaaro tabashooyinka siyaasadeed.
Ugu dambeyn, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray hoggaanka dib loo doortay ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, isaga oo ku adkeeyey muhiimadda ilaalinta midnimada iyo wadajirka bulshada reer Hirshabeelle, si loo xoojiyo dowladnimada iyo horumarka deegaanka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhawaaqay in caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle loo wareejinayo gobolka Hiiraan xilli uu ka hadlayay munaasabadda caleema-saarka ee ka dhacday Jowhar.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhawaaqay in caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle loo wareejinayo gobolka Hiiraan.
- Go'aankan ayaa yimid xilli magaalada Beledweyne ay ka socdaan abaabul iyo dhaqdhaqaaqyo looga soo horjeedo maamulka Hirshabeelle.
- Madaxweynaha ayaa sidoo kale ugu baaqay bulshada gobolka Hiiraan inay ka shaqeeyaan amniga iyo xasilloonida magaalada Beledweyne.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka imaanaya dhinacyada ka soo horjeeda go'aankan.
- Faahfaahinta ku saabsan habraacyada gaarka ah ee lagu wareejinayo caasimadda lama sheegin.
Gunaanadka akhristaha
Ku dhawaaqista Madaxweyne Xasan Sheekh waxay muujinaysaa xiisadaha siyaasadeed ee socda gobolka Hiiraan.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin habraacyada gaarka ah ee la raacayo si loo wareejiyo caasimadda?
- Sidee ayey bulshada deegaanka uga falcelin doontaa go'aankan?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si loo hubiyo amniga magaalada Beledweyne?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dhawaaqay · gobolka · sheekh
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Daawo: Xasan oo ku dhawaaqay arrin loo ogol yahay reer Hiiraan
Caasimada Online
- Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jowhar kadibna sameeyay…
Caasimada Online
- Sanbaloolshe oo jawaab ka bixiyay hadalkii Xasan Sheekh
Caasimada Online