NISA oo gacanta kusoo dhigtay nin weerar ka gaysan rabay Muqdisho
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiNISA ayaa gacanta ku dhigtay eedeysanaha ka tirsan Al-Shabaab oo qorsheynayay weerar Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- NISA ayaa shaaca ka qaaday in eedeysanaha oo lagu magacaabo Xasan Nuur Muuse, loona yaqaan Makane iyo Cali Sabti gacanta lagu dhigay, xilli uu ku howlanaa inuu fal amni-darro ah ka gaysto xaafada KPP ee degmada Hodan.
- War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in xilliga la qabanayay eedeysanahay uu watay bam-gacmeed, iskuna dayay inuu baxsado, balse ciidamada amniga ay soo qabteen.
- “Ciidamada Ilaalada Shacabka ee NISA oo u tababaran ka hortagga noocyada dhagareed ee Khawaarijta isla markaana si wayn ula falgala shacabka ayaa dareemay dhaq-dhaqaaqa dhagar-qabaha, kaddibna waxa uu isku dayay in uu baxsado, asaga oo iska tuuray bam-gacmeed uu watay, balse ciidamada oo adeegsanaya xirfad sare ayaa gacanta ku dhigay dhagar-qabaha oo badqaba,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Hay’adda NISA.
- Waxaa kale oo la sii raaciyay “Soo qabashada Khawaarij Xasan Nuur Muuse, waxa ay muujineysaa feejignaanta ciidamada amniga iyo sida ay uga go’an tahay in aan Khawaarijta loo oggolaan in ay ku dhex dhuuntaan shacabka Soomaaliyeed, waxay sidoo kale farriin cad u tahay dhagar-qabe kasta oo ku fakari lahaa in uu maleego qorshe lagu waxyeelleynayo shacabka Soomaaliyeed”.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee NISA qaadi doonto ka dib howlgalkaan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Eedeysanaha ayaa watay bam-gacmeed xilliga la qabanayay.
- NISA ayaa sheegtay in soo qabashada ay muujineyso feejignaanta ciidamada amniga iyo sida ay uga go’an tahay in aan Khawaarijta loo oggolaan in ay ku dhex dhuuntaan shacabka Soomaaliyeed.
- NISA ayaa sheegtay inay sii wadeyso howlgallada amniga xaqiijinta, si looga hortego falalka liddiga ku ah amniga, gaar ahaan weerarada iyo dilalka kooxda Al-Shabaab.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa lagu faah-faahiyay howlgal ay maanta si wadajir ah u fuliyeen ciidamada NISA iyo kuwa Booliska,kaas oo lagu soo qabtay dhagar-qabe ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo doonayay inuu weerar ka fuliyo gudaha magaalada Muqdisho.
NISA ayaa shaaca ka qaaday in eedeysanaha oo lagu magacaabo Xasan Nuur Muuse, loona yaqaan Makane iyo Cali Sabti gacanta lagu dhigay, xilli uu ku howlanaa inuu fal amni-darro ah ka gaysto xaafada KPP ee degmada Hodan.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in xilliga la qabanayay eedeysanahay uu watay bam-gacmeed, iskuna dayay inuu baxsado, balse ciidamada amniga ay soo qabteen.
“Ciidamada Ilaalada Shacabka ee NISA oo u tababaran ka hortagga noocyada dhagareed ee Khawaarijta isla markaana si wayn ula falgala shacabka ayaa dareemay dhaq-dhaqaaqa dhagar-qabaha, kaddibna waxa uu isku dayay in uu baxsado, asaga oo iska tuuray bam-gacmeed uu watay, balse ciidamada oo adeegsanaya xirfad sare ayaa gacanta ku dhigay dhagar-qabaha oo badqaba,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Hay’adda NISA.
Waxaa kale oo la sii raaciyay “Soo qabashada Khawaarij Xasan Nuur Muuse, waxa ay muujineysaa feejignaanta ciidamada amniga iyo sida ay uga go’an tahay in aan Khawaarijta loo oggolaan in ay ku dhex dhuuntaan shacabka Soomaaliyeed, waxay sidoo kale farriin cad u tahay dhagar-qabe kasta oo ku fakari lahaa in uu maleego qorshe lagu waxyeelleynayo shacabka Soomaaliyeed”.
Dhanka kale, NISA ayaa sheegtay inay sii wadeyso howlgallada amniga xaqiijinta, si looga hortego falalka liddiga ku ah amniga, gaar ahaan weerarada iyo dilalka kooxda Al-Shabaab.
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxay sii xoojineysaa howlgallada looga hortagayo weerarrada argagixisada, iyada oo mudnaanta la siinayo amniga iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed,” ayaa mar kale lagu yiri war-saxaafadeedka.
Howlgalkan waxaa ka horreeyay mid kale oo dhawaan lagu soo qabtay Cabdisalaan Yacquub Nuur (Cabdisamad), oo ku eedeysan inuu bamb-gacmeed ku weeraray bar-koontarool ay ku sugnaayeen ciidamada amniga, kuna taalla Waaxda Xaawo Taako ee degmada Wadajir.
Soo qabashada Cabdisalaan Yacquub ayaa timid kadib howlgal degdeg ah oo ay qaadeen ciidamada amniga oo soo bandhigay caddeymo ay ku jiraan muuqaalo ay duubtay kaamirada CCTV, kuwaas oo muujinayo isaga oo ka dawarsanayo masaajid ku yaalla magaalada Muqdisho, kahor inta uusan fulin weerarka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- NISA ayaa gacanta ku dhigtay eedeysanaha ka tirsan Al-Shabaab oo qorsheynayay weerar Muqdisho. Eedeysanaha ayaa watay bam-gacmeed xilliga la qabanayay.
Qodobada muhiimka ah
- NISA ayaa gacanta ku dhigtay eedeysanaha ka tirsan Al-Shabaab oo qorsheynayay weerar Muqdisho.
- Eedeysanaha ayaa watay bam-gacmeed xilliga la qabanayay.
- NISA ayaa sheegtay in soo qabashada ay muujineyso feejignaanta ciidamada amniga iyo sida ay uga go’an tahay in aan Khawaarijta loo oggolaan in ay ku dhex dhuuntaan shacabka Soomaaliyeed.
- NISA ayaa sheegtay inay sii wadeyso howlgallada amniga xaqiijinta, si looga hortego falalka liddiga ku ah amniga, gaar ahaan weerarada iyo dilalka kooxda Al-Shabaab.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay war-saxaafadeed ka soo baxay NISA.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka ma jiraan.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Al-Shabaab ama dhinacyada kale.
Gunaanadka akhristaha
Howlgalada NISA waxay muujinayaan dadaallada socda ee lagu doonayo in lagu hortago weerarada Muqdisho.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee NISA qaadi doonto ka dib howlgalkaan?
- Ma jiraan eedeysanayaal kale oo ku lug leh weerarka la qorsheeyay?
- Maxay tahay jawaabta bulshada ee ku aaddan howlgalada NISA?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · nisa · weerar
Sii akhri
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay inay Al-Shabaab jab xooggan ku gaarsiiyeen deegaanka Jameeca
Shabelle Media
- Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Dagaal shalay ka dhacay Deegaanka jameeca oo hoostago Dagmada Buur hakabo
Hiiraanweyn
- DFS”Gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyay aya lagu weeraray ciidamada”
Jowhar