Puntland oo gacanta kusoo dhigtay ninkii dadka badan ku laayay Garoowe
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiCiidamada Booliska Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay Mowliid Siciid Warsame (Dhakhare) oo lagu eedeeyay dilka saddex qof shacab ah iyo dhaawac saddex kale oo Garoowe.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in eedeysanaha uu gacanta ku jira la horgeyn doono maxkamad, si looga qaado tallaabo sharciga waafaqsan.
- Mowliid ayaa si gaar ah loogu eedeeyay dilka saddex qof iyo dhaawac saddex kale oo shacab ah, sida lagu sheegay warka qoraalka ee kasoo baxay Booliska Puntland.
- “Falka ayaa dhacay 11-kii Oktoobar 2026, agagaarka Suuqa Inji ee Garoowe, waxaana ku dhintay saddex qof, halka saddex kalena ay ku dhaawacmeen,” ayaa lagu yiri qoraalka.
- Waxaa kale oo lasii raaciyay “Ciidanka Booliska Puntland waxay xaqiijinayaan in eedaysanaha loo gudbin doono hay’adaha sharciga, si kiiska loogu qaado habraacyada sharciga iyo garsoorka dalka”.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin eedeymaha sharciga ah ee Mowliid Siciid Warsame lagu soo oogayo?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Mowliid Siciid Warsame (Dhakhare) ayaa lagu soo qabtay ciidamada Booliska Puntland isagoo lagu eedeeyay dilka saddex qof shacab ah iyo dhaawac saddex kale oo Garoowe.
- Falka ayaa dhacay 11-kii Oktoobar 2026, agagaarka Suuqa Inji ee Garoowe.
- Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in eedeysanaha uu gacanta ku jira la horgeyn doono maxkamad, si looga qaado tallaabo sharciga waafaqsan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Garoowe (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska Puntland oo howlgal gaar ah sameeyay ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane Mowliid Siciid Warsame (Dhakhare) oo loo haysto dad shacab ah oo dhawaan lagu laayay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in eedeysanaha uu gacanta ku jira la horgeyn doono maxkamad, si looga qaado tallaabo sharciga waafaqsan.
Mowliid ayaa si gaar ah loogu eedeeyay dilka saddex qof iyo dhaawac saddex kale oo shacab ah, sida lagu sheegay warka qoraalka ee kasoo baxay Booliska Puntland.
“Falka ayaa dhacay 11-kii Oktoobar 2026, agagaarka Suuqa Inji ee Garoowe, waxaana ku dhintay saddex qof, halka saddex kalena ay ku dhaawacmeen,” ayaa lagu yiri qoraalka.
Waxaa kale oo lasii raaciyay “Ciidanka Booliska Puntland waxay xaqiijinayaan in eedaysanaha loo gudbin doono hay’adaha sharciga, si kiiska loogu qaado habraacyada sharciga iyo garsoorka dalka”.
Eedaysanaha ayaa lagu soo qabtay howlgal ay iska kaashadeen talisyada qaybaha Booliska ee gobollada Nugaal iyo Sool, kaas oo ka dhacay deegaanka Jidhaan, oo u dhow Carooley, halkaas oo ciidamadu ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan.
Tallaabadan ayaa si weyn loogu bogaadiyay ciidamada ammaanka ee Puntland maanta ugu dambeyn gacanta kusoo dhigeen eedeysanaha oo baxsad ka ahaa cadaaladda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidamada Booliska Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay Mowliid Siciid Warsame (Dhakhare) oo lagu eedeeyay dilka saddex qof shacab ah iyo dhaawac saddex kale oo Garoowe.
Qodobada muhiimka ah
- Mowliid Siciid Warsame (Dhakhare) ayaa lagu soo qabtay ciidamada Booliska Puntland isagoo lagu eedeeyay dilka saddex qof shacab ah iyo dhaawac saddex kale oo Garoowe.
- Falka ayaa dhacay 11-kii Oktoobar 2026, agagaarka Suuqa Inji ee Garoowe.
- Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in eedeysanaha uu gacanta ku jira la horgeyn doono maxkamad, si looga qaado tallaabo sharciga waafaqsan.
- Eedaysanaha ayaa lagu soo qabtay howlgal ay iska kaashadeen talisyada qaybaha Booliska ee gobollada Nugaal iyo Sool.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka soo baxay Booliska Puntland oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid eedeysanaha ama wakiilada sharciga.
- Tirada khasaare iyo faahfaahinta dhacdada waa eedeymo la soo sheegay.
Gunaanadka akhristaha
Ciidamada Booliska Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysanaha fal dambiyeed culus, taasoo muujinaysa dadaallada socda ee ilaalinta sharciga ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin eedeymaha sharciga ah ee Mowliid Siciid Warsame lagu soo oogayo?
- Waa maxay tallaabooyinka lagu xaqiijinayo in maxkamad cadaalad ah la sameeyo?
- Ma jiraan baaritaanno socda oo la xiriira dhacdadan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · puntland · laayay · gacanta
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada