Kumaandooska Soomaaliya oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno ka tirsay Gobolka Baay
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiKumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno ka tirsan Gobolka Baay iyagoo bartilmaameedsanaya maleeshiyaad.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Howlgalka oo si gaar ah uga dhacay deegaanka Hinshiloole ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta kuwaas oo la sheegay inay halkaasi ku urursanaayeen.
- Intii uu howlgalka socday ciidamada ayaa weerar ku qaaday goobta ey maleeshiyaadka Argagixisada isku aruursanateen Saraakiisha horkacayay howlgalada ayaa xaqiijiyay dhimashada laba ka mid ah maleeshiyaadka, halka mid kale nolol lagu qabtay.
- Howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyey cutubyo ka tirsan Kumaandooska Gorgor, gaar ahaan Ururrada 171-aad iyo 175-aad ee Guutada 17-aad, Qaybta 1-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwaas oo howlgallo qorsheysan ka wada deegaannada gobolka Baay.
- Howlgalladan ayaa qayb ka ah dadaalda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku xaqiijinayaan amniga deegaannada gobolka Baay isla markaana ay ku wiiqayaan awoodda maleeshiyaadka Khawaarijta ee khatarta ku ah nabadda iyo xasilloonida dalka.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaaday inta lagu guda jiray howlgalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Laba ka mid ah maleeshiyaadka ayaa la sheegay in lagu dilay howlgalka, halka mid kale nolol lagu qabtay.
- Howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyey cutubyo ka tirsan Kumaandooska Gorgor, gaar ahaan Ururrada 171-aad iyo 175-aad.
- Howlgalladan ayaa qayb ka ah dadaalda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku xaqiijinayaan amniga deegaannada gobolka Baay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Talaado 13-October, 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaannada u dhexeeya magaalada Baydhabo iyo deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay.
Howlgalka oo si gaar ah uga dhacay deegaanka Hinshiloole ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta kuwaas oo la sheegay inay halkaasi ku urursanaayeen.
Intii uu howlgalka socday ciidamada ayaa weerar ku qaaday goobta ey maleeshiyaadka Argagixisada isku aruursanateen Saraakiisha horkacayay howlgalada ayaa xaqiijiyay dhimashada laba ka mid ah maleeshiyaadka, halka mid kale nolol lagu qabtay.
Howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyey cutubyo ka tirsan Kumaandooska Gorgor, gaar ahaan Ururrada 171-aad iyo 175-aad ee Guutada 17-aad, Qaybta 1-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwaas oo howlgallo qorsheysan ka wada deegaannada gobolka Baay.
Howlgalladan ayaa qayb ka ah dadaalda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku xaqiijinayaan amniga deegaannada gobolka Baay isla markaana ay ku wiiqayaan awoodda maleeshiyaadka Khawaarijta ee khatarta ku ah nabadda iyo xasilloonida dalka.
Warkan waxaa lagu baahiyay War baahinta Dowladda Soomaaliya.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno ka tirsan Gobolka Baay iyagoo bartilmaameedsanaya maleeshiyaad. Howlgalka si gaar ah ayaa uga dhacay deegaanka Hinshiloole.
Qodobada muhiimka ah
- Kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno ka tirsan Gobolka Baay iyagoo bartilmaameedsanaya maleeshiyaad.
- Laba ka mid ah maleeshiyaadka ayaa la sheegay in lagu dilay howlgalka, halka mid kale nolol lagu qabtay.
- Howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyey cutubyo ka tirsan Kumaandooska Gorgor, gaar ahaan Ururrada 171-aad iyo 175-aad.
- Howlgalladan ayaa qayb ka ah dadaalda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku xaqiijinayaan amniga deegaannada gobolka Baay.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada khasaare.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanada mas'uuliyiinta ciidanka iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
- Lama hayo wax jawaab ah oo ka timid maleeshiyaadka la beegsaday ama wakiiladooda.
Gunaanadka akhristaha
Howlgalka wuxuu muujinayaa dadaallada milatari ee socda si loola dagaallamo kooxaha maleeshiyada ee Gobolka Baay.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaaday inta lagu guda jiray howlgalka?
- Ma jiraan faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan maleeshiyada la qabtay?
- Maxay noqon doonaan talaabooyinka xiga ka dib howlgalkan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · gobolka · baay · howlgal
Sii akhri
- Shan Askari oo Ka Tirsan Kumaandooska Gorgor oo Lacag Loogu Talagalay Kharashaadka Arooskooda La Guddoonsiiyey
Shabelle Media
- Puntland oo gacanta kusoo dhigtay ninkii dadka badan ku laayay Garoowe
Caasimada Online
- Boqolaal askari ah oo milatariga Soomaaliya oo loo qaaday Addis Ababa kadib markii…
Caasimada Online