Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo Furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiRa’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Muqdisho ka furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayMudane Saalax Axmed Jaamac ayaa sidoo kale tilmaamay in iskaashiga noocan ah uu door weyn siinayo ganacsiga gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed, isaga oo xusay in ganacsatada Soomaaliyeed ay dalka kasoo saareen marxalado adag, ayna hadda horyaallaan fursado ballaaran oo ay kaga qeyb qaadan karaan horumarinta wax-soo-saarka iyo dhaqaalaha dalka.
- Madashan oo ay si wadajir ah u qabanqaabiyeen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, ayaa soconaysa labada maalmood ee 5-ta iyo 6-da Oktoobar.
- Madasha ayaa isu keentay ganacsato, maalgashadayaal, hay’ado maaliyadeed iyo mas’uuliyiin ka kala socda Soomaaliya iyo qaaradda Yurub, waxaana ka qeybgalaya Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, László Eduárd Máthé, iyo wufuud reer Yurub ah oo dalka u yimid ka qeybgalka madasha.
- Inta ay madashu socoto, waxaa lagu soo bandhigayaa fursadaha maalgashi ee Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada wax-soo-saarka beeraha, xoolaha nool, kalluumaysiga, tamarta, dhaqaalaha dhijitaalka ah, is-weydaarsiga tiknoolajiyadda, gaadiidka iyo saadka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka ama heshiisyada gaarka ah ee laga filayo madasha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madashan oo ay si wadajir ah u qabanqaabiyeen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya.
- Inta ay madashu socoto, waxaa lagu soo bandhigayaa fursadaha maalgashi ee Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada wax-soo-saarka beeraha, xoolaha nool, kalluumaysiga, tamarta, dhaqaalaha dhijitaalka ah, is-weydaarsiga tiknoolajiyadda, gaadiidka i
- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa khudbaddii furitaanka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in horumarka laga sameeyey dib-u-habaynta dhaqaalaha iyo hay’adaha dalka loo beddelo fursado maalgashi iyo iskaashi oo kobcin kara wax-soo-saarka gud
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Muqdisho ka furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
Madashan oo ay si wadajir ah u qabanqaabiyeen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, ayaa soconaysa labada maalmood ee 5-ta iyo 6-da Oktoobar.
Madasha ayaa isu keentay ganacsato, maalgashadayaal, hay’ado maaliyadeed iyo mas’uuliyiin ka kala socda Soomaaliya iyo qaaradda Yurub, waxaana ka qeybgalaya Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, László Eduárd Máthé, iyo wufuud reer Yurub ah oo dalka u yimid ka qeybgalka madasha.
Inta ay madashu socoto, waxaa lagu soo bandhigayaa fursadaha maalgashi ee Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada wax-soo-saarka beeraha, xoolaha nool, kalluumaysiga, tamarta, dhaqaalaha dhijitaalka ah, is-weydaarsiga tiknoolajiyadda, gaadiidka iyo saadka.
Sidoo kale, madasha waxaa lagu qabanayaa dood-cilmiyeedyo ay ka qeybgalayaashu ku kala dhaafsanayaan aragtiyo iyo waayo-aragnimo ku saabsan horumarinta ilaha wax-soo-saarka dalka.
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa khudbaddii furitaanka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in horumarka laga sameeyey dib-u-habaynta dhaqaalaha iyo hay’adaha dalka loo beddelo fursado maalgashi iyo iskaashi oo kobcin kara wax-soo-saarka gudaha, shaqo-abuurka iyo kordhinta dakhliga soo gala muwaadiniinta.
Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa sidoo kale tilmaamay in iskaashiga noocan ah uu door weyn siinayo ganacsiga gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed, isaga oo xusay in ganacsatada Soomaaliyeed ay dalka kasoo saareen marxalado adag, ayna hadda horyaallaan fursado ballaaran oo ay kaga qeyb qaadan karaan horumarinta wax-soo-saarka iyo dhaqaalaha dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Muqdisho ka furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Muqdisho ka furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
- Madashan oo ay si wadajir ah u qabanqaabiyeen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya.
- Inta ay madashu socoto, waxaa lagu soo bandhigayaa fursadaha maalgashi ee Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada wax-soo-saarka beeraha, xoolaha nool, kalluumaysiga, tamarta, dhaqaalaha dhijitaalka ah, is-weydaarsiga tiknoolajiyadda, gaadiidka i
- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa khudbaddii furitaanka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in horumarka laga sameeyey dib-u-habaynta dhaqaalaha iyo hay’adaha dalka loo beddelo fursado maalgashi iyo iskaashi oo kobcin kara wax-soo-saarka gud
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ka qaybgalin madasha.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la xiriira ujeeddooyinka iyo ka qaybgalayaasha madasha.
- Maqaalku ma caddaynayo tirada ka qaybgalayaasha ama nooca doodaha.
Gunaanadka akhristaha
Furitaanka Madasha Ganacsiga ayaa ujeedadiisu tahay in la xoojiyo maalgashiga iyo iskaashiga dhaqaale ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka ama heshiisyada gaarka ah ee laga filayo madasha?
- Sidee fursadaha maalgashi loogu dhiirrigelin doonaa maalgashadayaasha suurtagalka ah?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si loo hubiyo guusha hindisayaasha la falanqeeyay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xigeenka · ganacsiga · soomaaliya
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada