Topic
Warkasta is tracking xigeenka across 4 reports from 1 source. Recent coverage touches soomaaliya, ganacsiga, and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer iyo dhiirrigelin ugu tagay shirkadda Marina Seafood iyo doonteeda Maanya Mooya, oo ka shaqeysa kalluumeysiga khayraadka badda Soomaaliya, xilli lagu guda jiro Toddobaadka Kalluumeysiga Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, oo uu wehliyey Wasiirka Kalluumeysiga XFS, Mudane A

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho kaga qeybgalay munaasabad lagu soo xirayay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Munaasabaddan ayaa lagu soo afjarayay hawlihii xafiiska UNTMIS, kaas oo door ka qaatay taageerada geeddi-socodka siyaasadeed, nabad-dhisidda, dowlad-dhiska iyo xoojin

Muqdisho, Soomaaliya — Hab-dhowre Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sahra Cabdullaahi Cigaal (Bundubte), ayaa aqoon-is-weydaarsi ku saabsan kor-joogteynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda u furtay qaar ka mid ah guddiyada Golaha Shacabka. Aqoon-is-weydaarsigan ayaa waxaa ka qeyb galay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaash

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Muqdisho ka furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Madashan oo ay si wadajir ah u qabanqaabiyeen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, ayaa soconaysa labada maalmood ee 5-ta iyo 6-da Oktoobar. Madasha…