Ramla Cali oo war cusub kasoo saartay xukunka lagu riday ninkii qorsheeyay dilkeeda
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Ramla Cali ayaa ka hadashay xukunka ninkii qorsheeyay dilkeeda, iyadoo muujisay inay jeclaan lahayd in xukunka la siiyo muddo ka dheer tan ay Maxkamadda Ciidamada ku ridday.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ramla Cali oo wareysi gaar ah siisay wariyaha caanka ah Maxamed Cabdi Muudey ayaa sheegtay in warka ku saabsan qorshaha dilkeeda uu soo gaaray kaddib markii ay ka laabatay Soomaaliya, iyada oo xustay inay ka aragtay baraha bulshada iyo warbaahinta Soomaaliyeed.
- Feeryahanad Ramla ayaa ayaa su’aal ka keentay xukunka lagu riday ninka lagu helay inuu basaasay xilligii ay ku sugnayd M uqdisho, w axayna sheegtay inay jeclaan lahayd in ninkaas lagu xukumo 100 sano oo xabsi ah, halka Maxkamadda Ciidamada ay ku ridday 10 sano oo xarig ah.
- “Aniga ma ogeyn Soomaaliya markii aan joogay, laakin waxaan maqlay bishii March ee sanadkan waan arkay xukunka Maxkamadda, waxaana u maleynayaa in 10 sano lagu xukumay, laakiin kuma filna waxay ahayd in lagu xukumo 100 sano,” ayay tiri Ramla Cali.
- Sidoo kale, waxay intaas ku dartay in hanjabaadaha ay la kulantay aysan hor istaagi doonin shaqadeeda, isla markaana aysan cabsi gelin doonin.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa walaacyada sii socda ee ku saabsan amniga dadka caan ka ah Soomaaliya iyo sida nidaamka cadaaladda uu u maareeyo dambiyada culus.
- Waxa weli aan caddayn
- Hanjabaadaha gaarka ah ee Ramla Cali ma yihiin kuwo la xaqiijiyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ramla Cali ayaa sheegtay inay jeclaan lahayd in ninkii qorsheeyay dilkeeda lagu xukumo 100 sano oo xabsi ah, halka Maxkamadda Ciidamada ay ku ridday 10 sano oo xarig ah.
- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Cabdisalaam Maxamed Xasan (Aamusane) ku xukuntay toban sano oo xabsi Argagaxiso ah.
- Ramla Cali ayaa xustay in hanjabaadaha ay la kulantay aysan hor istaagi doonin shaqadeeda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
London (Caasimada Online) – Feeryahanka caanka ah ee Soomaaliyeed, Ramla Cali, ayaa mar kale ka hadashay kiiska ninkii maleegay qorshaha dilkeeda, xilli ay dabayaaqadii sannadkii 2025 booqasho ku timid magaalada Muqdisho.
Ramla Cali oo wareysi gaar ah siisay wariyaha caanka ah Maxamed Cabdi Muudey ayaa sheegtay in warka ku saabsan qorshaha dilkeeda uu soo gaaray kaddib markii ay ka laabatay Soomaaliya, iyada oo xustay inay ka aragtay baraha bulshada iyo warbaahinta Soomaaliyeed.
Feeryahanad Ramla ayaa ayaa su’aal ka keentay xukunka lagu riday ninka lagu helay inuu basaasay xilligii ay ku sugnayd M uqdisho, w axayna sheegtay inay jeclaan lahayd in ninkaas lagu xukumo 100 sano oo xabsi ah, halka Maxkamadda Ciidamada ay ku ridday 10 sano oo xarig ah.
“Aniga ma ogeyn Soomaaliya markii aan joogay, laakin waxaan maqlay bishii March ee sanadkan waan arkay xukunka Maxkamadda, waxaana u maleynayaa in 10 sano lagu xukumay, laakiin kuma filna waxay ahayd in lagu xukumo 100 sano,” ayay tiri Ramla Cali.
Sidoo kale, waxay intaas ku dartay in hanjabaadaha ay la kulantay aysan hor istaagi doonin shaqadeeda, isla markaana aysan cabsi gelin doonin. Waxaa kale oo ay xustay inay mar kale Soomaaliya ku soo laaban doonto, iyadoo tilmaantay in wax walba ay leeyihiin waqti u gaar ah.
Bishii March ee sanadkan ayay ahayd markii Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay go’aan ka gaartay kiiska Cabdisalaam Maxamed Xasan (Aamusane) iyo koox uu hoggaaminayay oo lagu helay inay basaaseen Feeryahanad Ramla Cali oo horay u timid magaalada Muqdisho, kadibna dib uga laabatay.
Cabdisalaan Aamusane iyo afar xubnood oo kale oo ay ku jiraan laba dumar ah ayaa lagu eedeeyay in ay siyaabo kala duwan ugu lug yeesheen howlo Basaasnimo iyo gabaadsiinta xubbno ka tirsan Argagixisada.
Xukunsane Cabdisalaam oo hadda ku xiran xabsiga dhexe ayaa si gaar ah loogu eedeeyay tan iyo 2014 inuu ka tirsanaa qeybta dhagaraha Argagaxisada,gaar ahaan basaasida dilalka gaadmada iyo qeybta qaraxyada, waxaana uu qabtay shaqooyin ay ka mid yihiin sahminta guryo saraakiil daganaayen, indho indheynta xarumaha degmooyinka Xamarjajab iyo Xamarwayne, gudbinta xogo ku saabsan xarumaha lagu bixiyo ID-ga NIRA iyo bixinta macluumaadyo lagu beegsan lahaa Feeryahanada Soomaaliyeed Ramla Cali oo dalkeeda soo booqatay.
Ugu dambeyn, Cabdisalaam Maxamed Xasan (Aamusane) ayaa lagu xukumay toban sano oo xabsi Argagaxiso ah, sidoo kale waxaa lala xukumay, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr oo isna lagu riday labo sano oo xabsi ah, halka Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed iyagana lagu xukumay min hal sano oo Ilku hayn Amni ah. Dhankale waxay xilligaas Maxkamadda xorriyaddiisa siisay Cabdulahi Cusmaan Maxamed, kadib markii ay tix galisay dooda Qareenkiisa oo aheyd in uu soo dhamaystay xukun horay ugu dhacay, maxkamadduna ay u cadeen u weysay in uu dib ugu laabtay kooxaha Argagaxisada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ramla Cali ayaa ka hadashay xukunka ninkii qorsheeyay dilkeeda, iyadoo muujisay inay jeclaan lahayd in xukunka la siiyo muddo ka dheer tan ay Maxkamadda Ciidamada ku ridday. Waxay sidoo kale sheegtay inay la kulantay hanjabaado laakiin ay sii wadi doonto shaqadeeda.
Qodobada muhiimka ah
- Ramla Cali ayaa sheegtay inay jeclaan lahayd in ninkii qorsheeyay dilkeeda lagu xukumo 100 sano oo xabsi ah, halka Maxkamadda Ciidamada ay ku ridday 10 sano oo xarig ah.
- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Cabdisalaam Maxamed Xasan (Aamusane) ku xukuntay toban sano oo xabsi Argagaxiso ah.
- Ramla Cali ayaa xustay in hanjabaadaha ay la kulantay aysan hor istaagi doonin shaqadeeda.
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in Ramla Cali ay dabayaaqadii sannadkii 2025 booqasho ku timid magaalada Muqdisho.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha Ramla Cali.
- Faahfaahinta ku saabsan howlaha Maxkamadda Ciidamada waxay ku saleysan tahay kaliya warbixinta maqaalka.
- Lama helin jawaab ka timid Maxkamadda Ciidamada ama qofka la xukumay.
Gunaanadka akhristaha
Akhristayaasha waa in ay ka warqabaan caqabadaha ay la kulmaan dadka sida Ramla Cali oo kale ah ee u doodaya cadaaladda xaalad adag.
Waxa weli aan caddayn
- Hanjabaadaha gaarka ah ee Ramla Cali ma yihiin kuwo la xaqiijiyay?
- Maxay yihiin saameynta xukunka Maxkamadda Ciidamada ee kiisas mustaqbalka?
- Ma Ramla Cali ayaa ku laaban doontaa Soomaaliya sida qorshuhu yahay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa walaacyada sii socda ee ku saabsan amniga dadka caan ka ah Soomaaliya iyo sida nidaamka cadaaladda uu u maareeyo dambiyada culus.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · cali · ninkii · ramla