Sawirro: Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay dhalinyaro Muqdisho uga baxay…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Ciidamada ammaanka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay afar dhalinyaro ah oo isku dayaya inay ka tahriibaan Muqdisho meelo kale.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Dhalinyarada la qabtay oo ka kooban illaa 4 qof ayaa isugu jiro laba dumar ah iyo laba rag ah, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada Booliska ee Maamul-goboleedka Jubbaland.
- Saraakiisha ammaanka Jubbaland ayaa sheegay in dhalinyarada ay safar sii ahaayeen, isla markaana ay ku sii jeedeen waddamada dibadda, si ay usii wataan tahriibkooda.
- “Ciidanka Booliska Dowladda Jubaland ayaa gacanta ku dhigay dhalinyaro tiradoodu gaarayso 4 qof, kuwaas oo isugu jira rag iyo dumar, waxayna Saraakiishu ay sheegeen inay ahaayeen tahriibayaal kusii jeeday wadamada dibada,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Booliska Jubbaland.
- Sidoo kale, afhayeenka Ciidanka Booliska Jubbaland, Dhamme Shukri Faarax Ducaale in afarta qof ee la qabtay uu mid kamid ah yahay qofka wax tahriibinayey, wuxuuna tilmaamay in la qabtay ayagoo kasoo dagaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, kana yimaadeen dhanka magaalada caasimada ah ee Muqdisho.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa dhibaatooyinka socda ee la xiriira tahriibka iyo socdaalka Soomaaliya, isagoo ka tarjumaya caqabadaha ay la kulmaan dhalinyarada raadinaya fursado ka wanaagsan dibadda.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dhanka ah tahriibiyaha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dhalinyarada la qabtay oo ka kooban laba dumar ah iyo laba rag ah.
- Mid kamid ah afarta qof ee la qabtay ayaa lagu sheegay inuu yahay qofka wax tahriibinayey.
- Booliska Jubbaland ayaa sheegay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan cid kasta oo tahriib lagu qabta.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Kismaayo(Caasimada Online ) – Ciidamada ammaanka Jubbaland ayaa maanta gacanta ku dhigay dhalinyaro tahriibayaal ah oo ka baxay magaalada Muqdisho, iyagoo diyaarad ku tagay magaalo xeebeedka Kismaayo, halkaas oo ay doonayeen inay uga sii gudbaan meelo kale.
Dhalinyarada la qabtay oo ka kooban illaa 4 qof ayaa isugu jiro laba dumar ah iyo laba rag ah, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada Booliska ee Maamul-goboleedka Jubbaland.
Saraakiisha ammaanka Jubbaland ayaa sheegay in dhalinyarada ay safar sii ahaayeen, isla markaana ay ku sii jeedeen waddamada dibadda, si ay usii wataan tahriibkooda.
“Ciidanka Booliska Dowladda Jubaland ayaa gacanta ku dhigay dhalinyaro tiradoodu gaarayso 4 qof, kuwaas oo isugu jira rag iyo dumar, waxayna Saraakiishu ay sheegeen inay ahaayeen tahriibayaal kusii jeeday wadamada dibada,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Booliska Jubbaland.
Sidoo kale, afhayeenka Ciidanka Booliska Jubbaland, Dhamme Shukri Faarax Ducaale in afarta qof ee la qabtay uu mid kamid ah yahay qofka wax tahriibinayey, wuxuuna tilmaamay in la qabtay ayagoo kasoo dagaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, kana yimaadeen dhanka magaalada caasimada ah ee Muqdisho.
Sidoo kale wuxuu intaas kusii daray inay tahriibta la dagaalami doonaan, isla-markaana cidkasta oo tahriib lagu qabta ay xiri doonaan, si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan.
Dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed ayaa tahriib ugu safra waddamada Yurub, iyagoo rajo ka qaba inay halkaas ka helaan nolol ka wanaagsan tan ay ku haystaan dalkooda. Hase yeeshee, qaar badan ayaa markii dambe ka shallaaya go’aankaas, kaddib markii ay la kulmaan caqabado, dhibaatooyin iyo nolol ka duwan middii ay ku hammiyi jireen.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidamada ammaanka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay afar dhalinyaro ah oo isku dayaya inay ka tahriibaan Muqdisho meelo kale.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidamada ammaanka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay afar dhalinyaro ah oo isku dayaya inay ka tahriibaan Muqdisho meelo kale.
- Dhalinyarada la qabtay oo ka kooban laba dumar ah iyo laba rag ah.
- Mid kamid ah afarta qof ee la qabtay ayaa lagu sheegay inuu yahay qofka wax tahriibinayey.
- Booliska Jubbaland ayaa sheegay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan cid kasta oo tahriib lagu qabta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dhalinyarada la qabtay ama wakiiladooda.
- Faahfaahin ku saabsan macnaha guud ee tahriibka gobolka lama bixin.
Gunaanadka akhristaha
Mas'uuliyiinta Jubbaland ayaa si firfircoon u shaqeynaya si ay uga hortagaan tahriibka, waxaana la qabtay dad isku dayaya inay si sharci darro ah u tahriibaan.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dhanka ah tahriibiyaha?
- Ma jiraan baaritaanno socda oo la xiriira dhacdadan?
- Maxay yihiin taageerada la heli karo ee loogu talagalay dadka isku dayaya inay tahriibaan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dhibaatooyinka socda ee la xiriira tahriibka iyo socdaalka Soomaaliya, isagoo ka tarjumaya caqabadaha ay la kulmaan dhalinyarada raadinaya fursado ka wanaagsan dibadda.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · baxay · uga · kismaayo
Sii akhri
- Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Boqortooyada Sacuudiga
Shabelle Media
- Wasiirka Cadaaladda oo Puntland, Jubbaland iyo mucaaradka ku eedeeyay inay isku bahaysteen ka-hor-tagga dowladda Federaalka
Shabelle Media
- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyay wafdi ka socda Sacuudiga
Shabelle Media