Shariif oo dalbaday baaritaan kaddib khasaaraha ciidanka ka soo gaaray dagaalkii…
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan dagaallada ka socda Koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoo si gaar ah u xusay khasaaraha baaxadda leh ee soo gaaray ciidamada dagaalka ee ka dhacay degmada Buurhakaba, gobolka Baay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayIn la sameeyo qorshe qaran oo lagu daryeelayo dhaawacyada ciidanka, laguna taageerayo waalidiinta, agoonta iyo qoysaska ay ka baxeen geesiyaasha ku dhintay difaaca qaranka, xuquuqdoodana loo soo celiyo kuwii horay looga goostay.
- Shariif oo si gaar ah uga hadlay khasaaraha baaxada leh ee soo gaaray ciidamada ayaa dalbaday in la sameeyo baaritaan madax banaan, si loola xisaabtamo cidda masuulka ka ah dayaca Ciidamada Xoogga Dalka.
- “Waxaa nasiib-darro ah in khasaaraha baaxaddaas leh ee soo noq-noqday ee ciidanka soo gaaray uu marar badan dhaliyo su’aalo ku saabsan tayada qorsheynta, xogta sirdoonka, diyaar-garowga hawlgallada iyo madax-bannaanida taliska ciidanka,” ayuu yiri Sheekha.
- Sidoo kale, wuxuu sii raaciyay “ Ciidanka Xoogga Dalka, waa hantida ugu qaalisan ee qaranku leeyahay.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib dalabka Sheekh Shariif ee baaritaanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh ayaa dalbaday baaritaan madax-bannaan oo ku saabsan khasaaraha baaxadda leh ee soo gaaray ciidamada intii lagu guda jiray dagaallada dhawaan.
- Sheekh Shariif wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ku guuldarreystay tixgelinta tallooyinka taliyeyaasha khibradda dheeradka ah.
- Sheekh Shariif wuxuu sheegay in nafta askariga Soomaaliyeed ma noqon karto mid lagu khamaaaro ama lagu fushado damacyo siyaasadeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay dagaallada ka socda Koonfur Galbeed, gaar ahaan kii u dambeeyay oo shalay ka dhacay aagga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.
Shariif oo si gaar ah uga hadlay khasaaraha baaxada leh ee soo gaaray ciidamada ayaa dalbaday in la sameeyo baaritaan madax banaan, si loola xisaabtamo cidda masuulka ka ah dayaca Ciidamada Xoogga Dalka.
“Waxaa nasiib-darro ah in khasaaraha baaxaddaas leh ee soo noq-noqday ee ciidanka soo gaaray uu marar badan dhaliyo su’aalo ku saabsan tayada qorsheynta, xogta sirdoonka, diyaar-garowga hawlgallada iyo madax-bannaanida taliska ciidanka,” ayuu yiri Sheekha.
Sidoo kale, wuxuu sii raaciyay “ Ciidanka Xoogga Dalka, waa hantida ugu qaalisan ee qaranku leeyahay. Nafta askariga Soomaaliyeed ma noqon karto mid lagu khamaaaro ama lagu fushado damacyo siyaasadeed iyo dano shakhsiyadeed”.
Dhanka kale, wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ku guuldarreystay tixgelinta tallooyinka taliyeyaasha khibradda dheeradka ah u leh howlaha dagaal-gelinta iyo dabeecadaha dhulka, isaga oo intaas ku daray in Madaxweynuhu ku xad-gudbay daryeelka Ciidanka iyo darajo-siintooda taas oo saameyn ku yeelatay mooralka ciidanka.
Waxaa kale oo uu soo saaray baaq ka kooban 4 qodob oo uu ku dalbaday baaritaanka dhacdooyinkan soo noq-noqday iyo in la sameeyo qorshe qaran oo lagu daryeelayo dhaawacyada ciidanka.
In baaritaan madax-bannaan oo hufan lagu sameeyo sababihii keenay khasaaraha soo noq-noqday ee Ciidanka, lana caddeeyo cid kasta oo ku lug yeelata dayac ama amarro aan waafaqsanayn talada xirfadeed ee ciidanka.
In la xaqiijiyo madax-bannaanida taliska ciidanka, lagana illaaliyo faragelinta siyaasadeed ee dhaawacday, kalsoonida, qorsheynta hawlgallada dagaalka iyo badbaadada askarta.
In la sameeyo qorshe qaran oo lagu daryeelayo dhaawacyada ciidanka, laguna taageerayo waalidiinta, agoonta iyo qoysaska ay ka baxeen geesiyaasha ku dhintay difaaca qaranka, xuquuqdoodana loo soo celiyo kuwii horay looga goostay.
Ugu dambayn, wuxuu tilmaamay in aan la aqbali karin in nafta dhallinyarada ciidanka ee qaranka u adeegaysa lagu baabi’iyo hirgelinta damac siyaasadeed oo shakhsi ah, iyadoo aan loo aabbayeelaynin badbaadadooda, mustaqbalkooda iyo xuquuqda qoysaskooda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan dagaallada ka socda Koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoo si gaar ah u xusay khasaaraha baaxadda leh ee soo gaaray ciidamada dagaalka ee ka dhacay degmada Buurhakaba, gobolka Baay.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh ayaa dalbaday baaritaan madax-bannaan oo ku saabsan khasaaraha baaxadda leh ee soo gaaray ciidamada intii lagu guda jiray dagaallada dhawaan.
- Sheekh Shariif wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ku guuldarreystay tixgelinta tallooyinka taliyeyaasha khibradda dheeradka ah.
- Sheekh Shariif wuxuu sheegay in nafta askariga Soomaaliyeed ma noqon karto mid lagu khamaaaro ama lagu fushado damacyo siyaasadeed.
- Wuxuu soo saaray baaq ka kooban 4 qodob oo uu ku dalbaday baaritaanka dhacdooyinkan soo noq-noqday iyo in la sameeyo qorshe qaran oo lagu daryeelayo dhaawacyada ciidanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu soo jeediyay Sheekh Shariif.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku saabsan eedeymaha.
- Maqaalku ma caddaynayo nooca ama baaxadda khasaaraha ciidamada.
Gunaanadka akhristaha
Dalabka Sheekh Shariif ee baaritaanka wuxuu muujinayaa walaac ku saabsan hogaaminta ciidamada iyo daryeelka askarta Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib dalabka Sheekh Shariif ee baaritaanka?
- Sidee loo hirgelin doonaa qorshaha afar-qodobka ah ee la soo jeediyay?
- Waa maxay faahfaahinta khasaaraha ciidamada ee la xusay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · gaaray · khasaaraha · dalbaday