Topic
Warkasta is tracking dalbaday across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches aadan, gaaray, and hadal, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay dagaallada ka socda Koonfur Galbeed, gaar ahaan kii u dambeeyay oo shalay ka dhacay aagga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay. Shariif oo si gaar ah uga hadlay khasaaraha baaxada leh ee soo gaaray ciidamada ayaa dalbaday…

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ugu dambeyn dalbaday in wada-hadal lagu wajaho xaaladda kasii dareysa ee maamulkaas, iyadoo maanta ergadii ugu horreysay ay gaartay gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Sheekh Aadan Madoobe ayaa Aqalka Madaxtooyadao ku qaabilay wafdi uu hogga