Sheekada Ninka Aan Ka Tagin Xaaskiisa Xitaa Markii Ay Dhimatay Jacayl Mise Waali?
Nin Vietnam ah oo 20 sano la noolaa meydka xaaskiisa Vietnam – 31 May 2026 – Nin u dhashay dalka Vietnam oo lagu magacaabo Le Van ayaa noqday mid si weyn looga yaabay kadib markii la ogaaday inuu muddo ka badan 20 sano la noolaaday meydka xaaskiisii geeriyootay, kaas oo uu qabriga kasoo saaray dhawr bilood […] The post Sheekada Ninka Aan Ka Tagin Xaaskiisa Xitaa Markii Ay Dhimatay Jacayl Mis
Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Nin Vietnam ah oo 20 sano la noolaa meydka xaaskiisa
Vietnam – 31 May 2026 – Nin u dhashay dalka Vietnam oo lagu magacaabo Le Van ayaa noqday mid si weyn looga yaabay kadib markii la ogaaday inuu muddo ka badan 20 sano la noolaaday meydka xaaskiisii geeriyootay, kaas oo uu qabriga kasoo saaray dhawr bilood ka dib dhimashadeeda, kuna hayay gurigiisa dhexdiisa isagoo ku daboolay dhoobo si uu u ilaaliyo qaabkiisa.
Sheekadan oo markii ugu horreysay si weyn loo shaaciyay dabayaaqadii sanadkii 2009, ayaa dib u soo cusboonaatay iyadoo ay warbaahintu ka hadlaysa cududda jacaylka iyo murugada keeni karto. Xaaskiisa ayaa geeriyootay sanadkii 2003, waxaana markii hore lagu aasay qabri ku yaalla deegaanka uu deganaa, laakiin Le Van ayaa sheegay inuusan u adkeysan karin kala maqnaanshaha.
“Uma adkeysan karin inaan ka fogaado xaaskayga,”
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Radio Dalsan
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan