Shir xasaasi ah oo u socda taliyeyaasha ciidamada iyo mucaaradka DF
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiShir xasaasi ah ayaa xilligan u socda xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka iyo taliyeyaasha hay’adaha amniga ee dowladda Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa ka socda guriga Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qayb-galaya inta badan xubnaha mucaaradka iyo taliyeyaasha Nabad-sugidda, Xoogga dalka iyo guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.
- Taliyeyaasha ayaa xubnaha mucaaradka la wadaagaya xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga iyo walaacyada isa soo taraya ee laga muujinayo xiisadda siyaasadeed ee dalka.
- Mahad Salaad, Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa si gaar ah siyaasiyiinta mucaaradka ugu gudbinayo farriimo amni iyo digniino ay ka sidaan hay’adaha ay maamulaan, kuwaas oo la xiriira xaaladda cakiran ee dalka.
- Wararka ayaa intaas ku daraya in kulankan uu hordhac u yahay wada-hadallo bilaabanaya oo ujeedkoodu yahay sidii xaalka dalka looga saari lahaa ismari-waaga siyaasadeed ee taagan.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo shirkan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa ka socda guriga Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
- Taliyeyaasha ayaa xubnaha mucaaradka la wadaagaya xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga iyo walaacyada isa soo taraya ee laga muujinayo xiisadda siyaasadeed ee dalka.
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in aan xal buuxa la gaari karin, haddii aan la hein dhex-dhexaadin caalami ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa xilligan uu shir deg deg ah u socdaa xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka iyo taliyeyaasha hay’adaha amniga ee dowladda Soomaaliya, sida ay ogaatay Caasimada Online.
Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa ka socda guriga Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qayb-galaya inta badan xubnaha mucaaradka iyo taliyeyaasha Nabad-sugidda, Xoogga dalka iyo guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.
Taliyeyaasha ayaa xubnaha mucaaradka la wadaagaya xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga iyo walaacyada isa soo taraya ee laga muujinayo xiisadda siyaasadeed ee dalka.
Mahad Salaad, Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa si gaar ah siyaasiyiinta mucaaradka ugu gudbinayo farriimo amni iyo digniino ay ka sidaan hay’adaha ay maamulaan, kuwaas oo la xiriira xaaladda cakiran ee dalka.
Wararka ayaa intaas ku daraya in kulankan uu hordhac u yahay wada-hadallo bilaabanaya oo ujeedkoodu yahay sidii xaalka dalka looga saari lahaa ismari-waaga siyaasadeed ee taagan.
Soomaaliya ayaa haatan ku jirta marxalad xasaasi ah, iyadoo weli uu muran ka taagan yahay hannaanka doorashooyinka oo ay isku hayaan Villa Soomaaliya iyo mucaaradka dalka.
Dhawaan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo dhawan kasoo jawaabay gogosha uu dhigay Madaxweynaha ayaa shaaca ka qaaday in aan xal buuxa la gaari karin, haddii aan la hein dhex-dhexaadin caalami ah, iyaga oo dalbaday in wada-hadallada cusub ay goobjoog ahaadaan wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay gudaha magaaada Muqdisho.
Si kastaba, Lama oga sida ay wax noqon doonaan, waxaase laga war sugayaa natiijada kasoo baxda dadaallada socda iyo wada-hadallada la filayo inay u billowdaan labada dhinac.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Shir xasaasi ah ayaa xilligan u socda xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka iyo taliyeyaasha hay’adaha amniga ee dowladda Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Shir xasaasi ah ayaa xilligan u socda xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka iyo taliyeyaasha hay’adaha amniga ee dowladda Soomaaliya.
- Kulanka ayaa ka socda guriga Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
- Taliyeyaasha ayaa xubnaha mucaaradka la wadaagaya xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga iyo walaacyada isa soo taraya ee laga muujinayo xiisadda siyaasadeed ee dalka.
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in aan xal buuxa la gaari karin, haddii aan la hein dhex-dhexaadin caalami ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinac kasta oo la eedeeyay ama la dhaliilay.
- Eedeymaha ku saabsan waxa ku jira kulanka iyo ka qaybgalayaasha waxay ku saleysan yihiin kaliya warbixinta maqaalka.
- Wax xaqiijin madax-bannaan ah oo ku saabsan eedeymaha lagu sheegay maqaalka lagama bixin.
Gunaanadka akhristaha
Shir ay ka qaybgalayaan shaqsiyaad muhiim ah oo siyaasadeed iyo amni ah ayaa socda, iyadoo diiradda la saarayo caqabadaha siyaasadeed iyo amni ee hadda jira Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo shirkan?
- Sidee loo fududeyn doonaa dhex-dhexaadinta caalamiga ah ee la soo jeediyay?
- Maxay yihiin talaabooyinka degdega ah ee ka dambeeya shirkan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · socda · shir · xasaasi